24/06/2023
🚨 CONFIRMED > Mason Mount
Man United ayaa is kaaga baxday tartankii ee ugu jirtay so xero galinta Mason Mount,
Waxey u badan tahay xidiga inoo sii joogi doono Kooxdiisa madaama lesku fahmi waaye sharuudaha Kala wareejinta Xidigan"
Waxa laga yabaa Mount' hadii oo sii joogo Seasonkan Chelsea in lo kordhin doono mushaarka wiliba la gaarsiin doono into dalbaday sidaasne xidiga oo ku saxiixo qandaraas Cusub"
Taaageere warkan mayahay farxad mise waxaa taagersan tahay fikrada aheed inoo baxo nala wadaag fikiraga
01/04/2023
27/03/2023
24/03/2023
22/03/2023
22/03/2023
22/03/2023
03/02/2023
02/02/2023