Kooxda Hayaan Football Club

Kooxda Hayaan Football Club

Share

Hayaan Academy Waa Mid Ka Mida Akadamiyad Ugu Facaweyn Caasimadda Hargeisa. Champions 🏆🏆🏆🏆

17/05/2026

Hambalyo maalinta qaranimada Somaliland 18 May

Waxaan dhammaan shacabka Somaliland ugu hambalyeynayaa sanadguurada 35-aad ee kasoo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-bannaanida Somaliland.

Maalintani waa maalin qiimo weyn u leh Qaranka Somaliland, kuna suntan midnimo, geesinimo iyo horumar.
Alle ha inoo barakeeyo dalkeenna.

🎉 Happy 18 May Taageerayaasha,ciyartoyda kooxda Baanka JSL

Photos from Astaan Construction Company's post 11/04/2026

waan Idiinka Mahadnaqayaa garab istaaga aad usamayseen Kooxda.

28/03/2026

KULAN SAAXIIBTINIMO MAANTA.

HAYAAN FC 🆚️ C.Y.C FC.

Kulan Saaxiibtinimo Oo Maanta Sabti Dhex Mari Doona Kooxaha Hayaan Fc Iyo C.y.c Fc.

Kulankan oo Ka qabsoomaya Garoonka Dhalinta Stadium 🏟

⏰️ 4:00 Pm

19/03/2026

Ciid Mubaarak.

Waxa aan si kal iyo laab ah idiinku hambalyeynayaa Munaasibadda farxadda ee Ciid Al-Fitriga 1447H, anniga oo dhammaantiin idiin rejaynaya bashbash, barwaaqo, caafimaad qab, iimaan sugan iyo yaqiin saalix ah.

13/03/2026

Qayb kamid ah Laacibintii kooxda oo ku kulmay Garoonka M.Mooge Ee Ramadan Cup Heerka 2-AAD ✊💪

M.Mooge Stadium 🏟️

06/03/2026

Our Team Hayaan Football Club

08/09/2024

Tacsi:- Kooxda Hayaan Football Club dhamaan ciyaaryahanadeeda iyo Macalinkoodaba waxa ay Halkaan Tacsi Uga Diraynaa Yasiin Ahmed ibrahin iyo Abdishakour Ahmed ibrahin

Oo aan Ka Tacsiyadeenayno Geeridii Ku Timid Alle Ha u Naxariisto wll Maamo Abdishakour Ahmed ibrahin iyo Yasiin Ahmed ibrahin iyo Ehelki iyo Qaraabadi ay ka baxdyba alle ha u Fudaydiyo suaalaha qaprigana ha u nuuriyo Qalpigana alle haydinka Reebo 😭😭🤲🏻🤲🏻

Geeridu Waa Xaq Waana La Wada Dhimanayaa Alle Ha u Raxmado 🤲🤲😭

إنا لله وإنا إليه راجعون

15/07/2024

KULAN SAAXIIBTINIMO GALABTA.

HAYAAN JUNIOR 🆚️ SALMAAN FC.

Kulan Saaxiibtinimo Oo Maanta Isniin Dhex Mari Doona Kooxaha Hayaan Junior Iyo Salmaan Fc.

Kulankan oo Ka qabsoomaya Garoonka M.Mooge Stadium 🏟

⏰️ 4:00 Pm

Saadali Natiijada Kulankan Oo Galabta Ka Dhici Doona Garoonka M.Mooge STADIUM 🏟.

25/06/2024

Horyaalka Heerka Labaad ee Kooxda Hayaan Junior ayaa inoo bilaabmi doona Isniinta, oo ku beegan 01.07.2024

Tartankan Ayaa U Gaara Kooxda Hayaan Junior, Oo ah Da'yar soo koraaya Isla markaana Lagu Dhiiri Galinaayo.

20/06/2024

Kooxda Hayaan Junior Academy Iyo Macalinkooda waxa ay halkan uga ducaynayaan ciyaaryahanadooda u Fadhiisanaaya Imtixaanka Shahaadiga ahee Jamhuuriyada Soomaaliland ee 2023-2024.

11/04/2024

Markii Labaad Oo Xidhiidha Champions Ramadaan

Garoonka M.Mooge 2023🏆
Garoonka Guryo-Samo 2024 🏆

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Hargeisa Dagmada M/Haybe
Hargeisa
252