Ardaa Sports

Ardaa Sports

Share

SPORT CHANNEL

11/03/2024

Dhamaan umadda Muslimiinta Ah waxanu ugu Hanbalyaynanaa Curashada Bisha Barakaysan ee Ramadaanta "Alle Haynaga Yeelo Kuwii Ka Faa'iideysta Bishan Khayrka Badan" Ramadan Mubarak ❤️

05/03/2024

Ku Guulayso 44 dollar oo Saadaali Kulanka maanta ee Dawladda hoose ee Burco iyo Asluubta Hargeysa ee k**a danbaysta Horyaalka Horyaallada Somaliland.

Si aad u guulaysto raac tilmaamahan

waxa ay xidhmaysaa markay ciyaartu bilaabanto,
Hadii dhawr qof isku jawaab noqdaan, waxaa la tix galinayaa siday u soo kala horeeyeen dhanka wakhtiga iyo siday shuruudaha u buuxiyeen.

27/12/2023

“Sool iyo Laascanood way ka Soo qayb Galayaan Koobka Champion-ka Somaliland ,oo hada lagu dhawaaqay iyo kooxaha ku cusub Ee ka qayb galayaa sandkan”

Nala Wadaag Ciyaaryahanada kugu matli doonaa koobkaas ?

Gobalkee Ayaa ku Guulaysan Doona koobkan 🏆

Photos from Ardaa Sports's post 13/07/2023

sawirro: asluubta (0:2) W/M/Tamarta
Horyaalka Heerka Koowaad ee casimadda

27/06/2023

Eid Al Adha.

17/05/2023

Sadaali Ciyaarta Caawa
👉 Man City Vs Real Madrid
⏰ 22:00 (GMT +1)
🏟️ Etihad Stadium

01/05/2023

Waxaan ku faraxsanahay inaan u dabaaldegno Maalinta Shaqaalaha Adduunka iyo gaar ahaan shaqaalaha Ardaa Films.

Cududda shaqadu waa howladeenadeena markasta u adeego bulshadooda.

20/04/2023

CIID_mubarik

22/03/2023

Ramadan Mubarak 💙❤️

21/03/2023

Ciyaartoygii ugu wanaagsana horyaalka caasimadda hargeisa sanadka 2022 Qucle jr

Ardaa Sports
Ardaa Films

20/03/2023
20/03/2023

Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland -Somaliland Football Federation SLFF ayaa abaalmariyey Ardaa Sports oo noqotay muuqalsameeyihi ugu wanaagsanaa.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Hargeisa