28/05/2026
Hal eray ku sifee sawirkan?
Professional Journalist. Media Personality
Multi Award-winning journalist, Committed to truth, credible reporting & public awareness
28/05/2026
Hal eray ku sifee sawirkan?
full of fun and love”
27/05/2026
Ciid mubaarik ehel iyo saxaab
27/05/2026
“Somaliland dalal badan ayaa maanta cadaawad u muujiyey, Jabuuti iyo Somaliya waxa aan u sheegayaa in ay ixtiraamaan nabadda iyo deris wanaaga..." Madaxweynaha JSL
27/05/2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa shacabka Caasimadda Hargeysa kula tukaday Salaadda Ciidul Adxa Masjid Jaamaca Weyn ee magaalada Hargeysa, halkaas oo uu ka jeediyey farriin Qaran oo xambaarsan Qiyam Diini ah, Alle ka cabsi, Cibaado, wadajir iyo walaalnimo.
Madaxweynuhu waxa uu Shacabka ku boorriyey in ay xoojiyaan midnimada, nabadda iyo iskaashiga bulshada, isla markaana ay si wadajir ah uga shaqeeyaan ilaalinta amniga, xasilloonida iyo jiritaanka Qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland.
Sida oo kale, Madaxweynuhu waxa uu xusay in Ciidul Adxa ay tahay munaasibad ku suntan isku naxariisasho, is-garab istaag iyo adkaynta qiyamka wanaagsan ee bulshada iyo Diinta Islaamka.
Sxpyaal ma jiro xaqal ciid 🤪😂
26/05/2026
Ciid mubaarik
26/05/2026
Carafa iyo Malaayin muslimiin ah oo ku sugan maanta.
26/05/2026
Maanta waa maalin weyn oo qalbiyadu Alle u laabtaan, ducada la aqbalo , dambigana la dhaafo.
Maalinta Carafo waa fursad aan nafteenna ku xisaabino , kheyrkana ku badsanno.
Ilaahay ha inaga aqbalo camaashaa wanaagsan insha allaha
Buurta carafo iyo xujaajta oo ku qulqulaysa
25/05/2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta dalacsiiyay 525 Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska JSL .