09/07/2024
Nebiga❤️ﷺ❤️: “Qof idinka mid ah ayaa waxa uu ku hadlayaa kalimad Ilaahey raalligalinaysa, oo uusan filanayn in ay gaarayso meesha ay gaartay, markaas buu Ilaahey u qorayaa raalli-ahaanshihiisa ilaa qiyaamaha. Qof kalena wuxuu ku hadlayaa kalimad Ilaahey carogalinaysa, oo uusan u malaynayn in ay gaarayso meesha ay gaartay, markaas buu Ilaahey u qorayaa in uu u carooday ilaa maalinka uu la kulmayo”.
عن بِلَال بن الحَارِثِ المُزنِي، صَاحِب رَسُولِ الله صلى ﷺ قال: قَالَ رَسُولُ الله ﷺ: «إِنَّ أحَدَكُمْ لَيَتكَلَّمُ بِالكَلِمَةِ مِنْ رِضْوَانِ الله، مَا يَظُنُّ أنْ تَبْلُغَ مَا بَلَغَتْ، فَيَكْتُبُ اللهُ عَزَّ وَجَلَّ لَهُ بِهَا رِضْوَانَهُ إِلَى يَوْمِ القِيَامَةِ، وَإِنَّ أحَدَكُمْ لَيَتكَلَّمُ بِالكَلِمَةِ مِنْ سُخْطِ الله، مَا يَظُنُّ أنْ تَبْلُغَ مَا بَلَغَتْ، فَيَكْتُبُ اللهُ عَزَّ وَجَلَّ عَلَيْهِ بِهَا سُخْطَهُ إِلَى يَوْمِ يَلقَاهُ».
أخرجه التِّرمِذي وقال: هذا حديث حسن صحيح.
28/04/2022