25/01/2023
2023 Somaliland Basketball Championships ππ Gaashan Back to Back champioπππͺπΎπ
Gaashan is an Professional basketball team based in Hargeisa,Somaliland. Founded in early 1999 π
25/01/2023
2023 Somaliland Basketball Championships ππ Gaashan Back to Back champioπππͺπΎπ
14/01/2023
to the basketball championship finalsπ
Naadiga kubada kolayga oo mar labad iska soo xaadiriyey final-ka koobaka Heerka koobaad ee jamuuriyada Somaliland oo mudaba ka socday caasimada Hargeisa.
Gaashan has once again appeared Somaliland basketball league after final match victory against D.H.H.
ππ
27/12/2022
Naadiga Gaashaan ayaa roster-keeda kusoo kordhisay Maxamed ahmed Daahir yare. Maxamed waa ciyaaryhan da yar xirfadiisu kor usii kacayso.
Gaashan team added their roster junior point guard for the upcoming tournament. Adding skilled junior players to team is encourage and Cherish talents. ππ
27/12/2022
Naadiga Gaashan ayaa lasoo wareegay Siciid Maxamed Ahmed si ugala qeyb qaato wareega dhawaan ka bilaabmi doona caasimada. Siciid oo soo bandhigay ciyaar wanaag wareegyadii u danbayey ayaa la filayaa inuu kale qeyb difaacashada champion π kooxda gaashan ee dhawaan ku guuleysatay champion sanadkan 2022.
Gaashan Team added their roster Siciid Naleeye. The junior small forward has performed pretty well last couple tournaments in the city and will expecting to boot up his perform during the upcoming tournament. ππ
06/12/2022
Somaliland Basketball Championship ππ
Congrats, team! We know you worked hard for thisπͺπΎ.This is our moment to shine β¨β¨β¨
Naadiga kubada kolayga ee Gaashaan ayaa si habsami leh ugu guulaystay League basketball ee ka socday caasimada jamuuriyada Somalilandβ€οΈπ€π
Galbis Kuma Heline Geeri buu ku Yimiβ€οΈπ€π
29/11/2022
Naadiga kubada kolayga ee Gaashaan oo si weyn ugu qeyb qaadatay munaasibada xuska 18 May ee Jamuuriyada SOMALILAND β€οΈπ€π
πΈβ¨β¨
25/11/2022
Game Shots πΈ ππ
Gaashan vs vs Wasaarada Tamarta Macdanta
13/11/2022
Victory is the goal. ππͺπΎ
| Monday | 08:00 - 16:00 |
| Thursday | 08:00 - 16:00 |
| Friday | 08:00 - 16:00 |
| Saturday | 09:00 - 12:00 |