08/10/2023
side u aragtan bareejaha cawa aynu ka qadanat kooxda Brighton.🔴🔴
ku so dhawada pageka somli liverpool fans
08/10/2023
side u aragtan bareejaha cawa aynu ka qadanat kooxda Brighton.🔴🔴
13/07/2021
Soo labasho wacn pre-session training.
Always red 🔴
02/05/2021
England derby
vs
Saacada : 6:30 SAACADA GEESKA AFRICA
Garonka: old trafford
🔴
06/04/2021
Shaxda caawa la rajaynayo inu la imandoon tobabare KLOPP.
MA JECAALN LAHAYD INU LA YIMAADO GAROONKA SHAXDAN ,MA JIRTA WAX AAD JECLAAN LAHAYD IN LAGA BADALO.
FIKIRKAGA LA WADAAG TAGERAYASHA
MAHADSANID.....
🔴
06/04/2021
SIDEED DHAMAADKA LUGTA KOBAD
: alfredo de stefano stadium
: 10: 00 pm sacada geeska africa
qofka sadashiisa sax noqoto waxn la wadaagi dona tageerayaasha kale hadi alle idmo.
🔴
03/04/2021
Diyaar ayaanu u nahay kulanka real madrid
Faalada ciyaarta:
Diogo jogta waa gesiga liverpool ee waqti xadirkan aynu u hibayno love❤❤❤
Sido kale waxa xusid mud qAAB CIYAREEDKA KOOXDa oo tobabare klopp uu wax ka badal wayn ku so sameyey👍
Roberto firmino sido kale qaab ciyaaredkisa aad ayu u wanaagsana 😍
Ugu danbayn waxaynu xushmaynaynaa laacibkena sadio manè waxanan rajaynaynaa inuu qaab ciyaareedkiisi quruxd badna ku so laabto kulanka champion league ee kooxdu wajahaso real madrid.
Nala wadaag faaladaad ku saabsan qaab ciyaaredka kooxda.
🔴
20/03/2021
Waqti aan in badan sugaynay
Champion league quarter- final
vs
🔴 one love reds YNWA
We never walk alone
Waxa aynu nahay koox laga cabsado kubada cagtana wa ka dhacda in kooxda si uun wax uga khaldaman yaynan niyad janin 💪
16/01/2021
England derby
vs
Axad 7 : 30 geeska africa
Anfield
Kooxdena liverpool aya bdisay labdi kulan ee u danbeyay ee lagu ciyaaro anfield
🔴
24/12/2020
, iyo ayaa si rasmi ah uga so laabtay tobabarkii kooxda ee maalinti arbacada.
Sadexdan laacib ayaa ka so muuqaday xarunta tobabarka ee dhawan loo guray ee TRAINING CENTER.
Sido kale waxay kooxdu dib u heshay kulanki crystal place isago ka qayb ahaa ciyartoydi caawisay goalshii 7 da aha ee kooxdenu ku badisay.
🔴❤
19/12/2020
Crystal place 0 - 7 liverpool
Waaw
guul taarikhiya
waxa goalasha kala dhaliyay:
Takamu 3 minute
Sadio mane 35
Firmino 44 ' 68
J.handerson 52
Mohamed salah 81' 84
Waxa xusid mudan in mohamed salah oo badal ku so galay kaambigi danbe e ciyaarta uu muda 4 daqiiqa ah ku dhaliyay laba goal. ❤ REDS🔴
🔴
19/12/2020
vs
Line up : 4 3 3
:
T . AlexanderArnold
J .matip
Fabinho
A. Robertson
J. Handerson
Wijnaldum
N.keita
T takumi
R firmino
Sadio mané
N.b waxa xusid kudan in dhaawaca kooxda oo aad u si badanayay ay ka so labten iyo .
Rayigaga ka so dhiibo taagere side u aragta shaxda uu la yimi tobabare klopp halke jeclan
🔴