ODAY Sports Center

ODAY Sports Center

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ODAY Sports Center, Stadium, arena & sports venue, Hargeisa.

24/08/2023

Rasmi: Farhan Jama Bouni (Duca-Qabe ) Ayaa Ku biray Kooxda D.H.Hargeisa.

Maxaa laga Filan Karaa Xidigi H**e ee Kooxda Asluubta .

24/08/2023

Rasmi : Khadiir Ibraahim oo u Wareegay Kooxda D.H.Hargeysa.

24/08/2023

Kooxda Goodir ayaa si rasmi ah u la wareegtay Ciyaaryahan Culasay oo h**e ugu tirsan kooxda Maaliyada

Maxa laga filan kar kooxda Xili Ciyaaredkan Kooxda Goodir iyo Cabdirashiid Culasay?

23/08/2023

Kooxda Gaashaan ayaa la soo wareegtay laba Ciyaaryahan oo kala ah Mahad Xasan Cabdilaahi iyo Maxamed Aadan Suudi.

23/08/2023

Wax kaLe _DonE

23/08/2023

Kooxda Maaliyada ayaa si rasmi ah u la wareegtay Ciyaaryahan Cabdisamaad Cudo oo h**e ugu tirsan kooxda Goodir.

Maxa laga filan kar kooxda Xili Ciyaaredkan Kooxda Wasaaradda Hormaanita Maaliyada?

22/08/2023

Rasmi kooxda alnassr ayaakulawareegtay atavio heshiis dhan 60m£ qadka dhexe ee nasar cabsi cabsi waaye kadip lawareegida atavio
Brozovic fofana atavio😧🔥

21/08/2023

Deg Deg: Khadiir Ibraahim Wuxu Dalab Ka Helaya Kooxda Ciidka Qaranka Gashaan ikn Sharciga Buuga Xidhiidhka kubadda Cagta ayaa Hortagan.

19/08/2023

Halkani kala soco wararka Ciyaaraha dalka iyo dibadaba .

Si aad ula socoto wararka fadlan nagu dhiirigali Like ,Comment ,&share

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Hargeisa