17/03/2024
Welcome Home Mohamed Khadar Mohamed
Jig-Jiga Yar Basketball & Volleyball Staduim
17/03/2024
Welcome Home Mohamed Khadar Mohamed
Xildhibaan ahmed khaliif golaha baarlamaanka oo kusoo biiray dhalinyarada difaacanaysa garoomada kubada cagta ee iyo kolaygaba siaan looga iibsan
Garoonka jig jiga yar iib maaha
23/07/2023
إينا لله وإنا عليه راجعون
Tacsi
Ciyaartoyga iyo maamulka kubada kolayga jig- jiga yar Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii,Qaraabadii iyo Kooxda Goodir ee heerka Koobaad ee Caasimadda Hargeysa ee uu ka baxay Ciyaaryahan Khaalid Beegsi oo caawa ku geeriyooday Caasimadda Hargeysa.
Alle ha u Naxariisto!.
24/06/2023
Inalilahi Wa Ina iLeyhi rajicuun Waxa Geriyooday Gudomiyihii Xidhidhka Kubada Kolayga Gobolka Togdheer Gudomiye Xamse Dacar
Alle Wxa Aynu Uga Baryeynaa Inuu Alle Naxaristii Jano Ka waraabiyo Danbigisana Alle Dhaafo Kitabkisana Midigta Alle Ka Siyo😭
Aynu U Wada Duceyno🤲
08/04/2023
Ciyaartaa furista iyo caawa
07/04/2023
Dhamaan dad weynaha jecel ciyaarista kubada lalliska(Volleyball) Waxa in uu furmi doonaa tartankii bisha barakeysan ee Ramadan Inoogu garoobka Habeen Dambe.
Ka soo qayb gal wanaagsan
Alle ha u naxariisto faarax bashiir faarah kaahiye oo uu maanta uu naxasuusiyo in aynu u ducayno Alle naxariisti jano ka waraabiyo
Aamin aamin
The little jig jig player switch has always been the first in basketball in Somaliland
10/12/2022
SAWIRO: KUBADA LALISKA JIG JIGA YAR STADIUM
28/10/2022
Innaali laahi wa innaa ileyhi Raajicuun.
Waxaa maanta xaqii u yimi ciyaartoy marxuum cumar da'uud ismacil waxa aan Alle uga baryaynaa in uu janooyinkisa ugu deeqo
Waa Geeri Xanuun badan ,ugu horayn bahda kubada kolayga jig jiga yar , waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, qaraabadii, Asxaabtii, Qaranka Somaliland iyo Bahda Ciyaaraha Somaliland ee uu ka baxay marxuumku.
Marxuumku wuxuu ka mid ahaa Ciyaartoy Ka Tirsan Kooxda kubada kolayga ee goodir ,marxuumku wuxuu ku sifoobay dedaal, karti iyo daacadnimo .
Alle naxariistii janno haka waraabiyo, qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo ciidamada Asluubtana samir iyo iimaan saadiqa haka siiyo.
Aamiin Aamiin Aamiin
29/09/2022
Hambalyo Hambalyo
Naadiga Kubada kollayga Jig-Jiga Yar ayaa ku Guuleystay Horyaalka Heerka Labaad kubada kolayga ee Caasimada Somaliland
Somaliland Basketball Federation