Mohamoud Axmed Ali Stadium

Mohamoud Axmed Ali Stadium

Share

sports

08/05/2026

WAR GALIN

MAAMULKA GAROONKA M.A.ALI AYAA OGEYSIINAYA DHAMAAN KOOXAHA HEERKA 2AAD EE DEGMADDA M.HAYBE IYO NAWAAX8GEEDA IN TARTAN AAD IYO AAD LOOSOO AGAASIMAY LAGU QABANDOONA GAGIDAAS TARTANKAAS OO LOOGU MAGAC DARAY MUNAASIBADDA QARAN EE HAPPY 18MAY

KOOXAHA KA QEYB GALAYA AYAA AH KUWO KOOBAAN LASOCOD WACAN DHAMAAN MUCAASHAQIINTA KUBADDA CAGTA

WAAD MAHADSANTIIN

10/04/2026

Cambaarayn warqad kasoo baxday dowladda hoose ee degmadda m haybe

Gudidan dhinaca ka raran ayaa horaanti sandakan si iskeed ah iskugu magacowday gudi degmo iyagooon Waxba u ogeen garoomadda kale degmadda iyagoo ku kacay lunsasho agab sports iyo dhaqaale loogu talo galay garoomadda M.A.Ali iyo masalaha gudihi bishii ramadaan ee Ina sabootiday maalmo kahor

Sidoo kale iyagoo sheeganaya magaca gudi heer degmo hadanna aanay usineen garoomadda degmaddu waxaanu go,aansanay inaanay na matali karin maamul garoon ahaan se aanu uqoonsanahay maamul garoonka guryo samo

Maamul garoona ma maamuli karo maamul garoon kale

Waxaanu ka codsanaynaa gudoomiyayaasha ay warqadanni kasoo baxday in ay dib uga fiirsadaan warqadda ay soosaareen ee aanaau Waxba Kala socon maamul ahaan

19/03/2026

Ogaysiis Muhima .

Manta Oo taariikhdu tahay 19/march/2026waxaanu soo Gabagabaynaynaa Tartanka Heerka 1aad ee Garoonka Maxamuud Axmed Ali .
Kasoo Qaybgal al Wanaagsan Dhammaantiin.

09/02/2026

Maamulka Garoonka Maxamud Ahmed Ali waxay Ogaysiinayaan dhaman Kooxaha Heerka Kowaad iyo Heerka labaad inuu bilaabmayo isdiwaan Galinta Koobka bisha Barakaysan Ee Ramadan Isla-markaana waxay ku wargaliyeen dhaman Kooxaha inay horre isku diwaan galiyaan, si diwaan galintu way socotaa Fadlan h**e ugaadh.

Photos from Mohamoud Axmed Ali Stadium's post 19/09/2025

Tartankan oo uu maalgamiyay xildhibaan Xildhibaan Abdinasir Yussuf Osman Qodax aya kusoo gabagaboobay maalmihi udanbeeyay garoonka maxamuud axmed tartankan ayaa sidoo kale waxa door muhiima ka qaatay kooxda garoonkaas gacanta Ku haysa ee GOLDEN Tartankan Ayaa waxa Ku guuleysatay kooxda anshax xildhibaan ka ayaa aalaaba Ah mid dhalinyaradda la dareen ah

02/03/2025

Saadaali kulankan dhex maridoona Kooxaha juven iyo Winners

02/03/2025

Kulanka maanta

HORSEED VS DEEGAAN

27/07/2023

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

Waxa la ogeysiinayaa dhamaan dhalinyarta caasimadda hargaisa gaar Ahaan bahda sports ka in gagida ciyaaraha M .A.Ali laga bilaabi doono tartano heerka 3aad ah oo hab agaasiman loosoo qabanqaabiyay hadaba is qoristu wey socotaa kooxaha la qaadanayaana wey koobanyiin ee h**e ugaadh

Waxa xusid mudan in tartankan lagu bixin abaal marino kala duwan oo kala ah

1 BEST PLAYER
2 BEST DEFENDER
3 BEST CENTER
4 BEST STRICKER
5 BEST GOAL KEAPER
6 GOAL SCORE
8 BEST PLAYER IN DESPLEIN
9 BEST TEAM

CALL US

0633226976. 063 4842496. 0633167665

WAAD MAHADSANTIIN

Photos from Mohamoud Axmed Ali Stadium's post 25/07/2023

Kooxda horseed ayaa ku guuleysatay tartanka heerka 3aad ee garoonka kubadda cagta M.A.Ali

Tartamo xiiso iyo xamaasad badan ayaa ka dhaca gagida ciyaaraha M
A.Ali taas oo ay si hagar la'aan ah ugu heelan dhalinyarta degmadda M.Haybe dallada faca weyn FC GOLDEN Ee gacanta ku haysa garoonkaas

Xalkan kala soco kulamadda ka qabsooma garoonkaas si maalinle ah barteenan

Waad mahadsantiin

12/04/2023

Isku aad Ka WareeGa is reebta reebka Tartanka gagida ciyaaraha M.A.ALi Stadium Ayaa sitoosa ufurmaya galabta Hadii alle idhaaa

Taageere kooxdaadu wareega isreebreeba ma usoo baxday maxaad se urajeenaysaa

07/03/2023

Registration is open

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Star Area
Hargeisa