27/10/2022
Xagaagii 2014, Real Madrid waxa ay la soo wareegtay ku guulaystihii koobka adduunka (Kroos) iyo ku guulaystihii kabta dahabka ee koobka adduunka (James).
Kroos ayaa lagu soo iibsaday €25m halka James lagu soo iibsaday €75m. Hadda Toni waxa uu noqday halyeey Real Madrid ah, isagoo kula guulaystay 4 UCL, halka James uu ka ciyaaro horyaalka Giriiga.
Mararka qaarkood, maskaxdu waxay keentaa faraqa.🔥
26/10/2022