20/10/2022
Ruud Van nistelrooy" Soo dhaweyn Balaadhan ayaan ka sugaya Taageryaasha Arsenal waayo aniga u ilaaliyay Horyaalkoodi Bilaa guuldarada , Rikoorihii aan khasaareeyay ayaa sabab weyn u ahaa in ay bilaa guuldaro ku Guuleystaan"