30/01/2025
Geediga baraarug
Lataliso barbaarinta ubakda / Parenting Coach
30/01/2025
Geediga baraarug
28/01/2025
Sababaha keena infectionka dumarka iyo daryeelka raximka?
26/01/2025
Marxaladaha murtida iyo waayo aragtimada
23/01/2025
Mahadinta marxalada marwanimo
iyo darenka hooyonimo?
21/01/2025
Dareenkaga Nala Wadaag?
19/01/2025
*Barnaamijka “Geedi”. Waa barnaamij qabsoomi doona markii 3aad si sanadle ah. Waa barnaamij ay h**e uga soo qayb galeen kulankiisa sanadlaha ah dumar ama gabdho tiradoo300du kor u dhaaftay
◽Labada barnaamij ee h**e waxa ay kala qabsoomeen 2023 iyo 2024. Imikana waxa uu kulankiisii 3aad qabsoomi doona 30 bishan IA.
Barnaamijyada h**e u qabsoomay waxa ay kala ahaayeen
1. BARNAAMIJKA “SANADKA CUSUB IYO GEEDIGA NOLOSHA”. [2023].
2. BARNAAMIJKA “GEEDIGA XASILOONIDA NAFTA”. [2024].
3. Ka sadexaadna waxa uu ahaan-doonaa BARNAAMIJKA “GEEDIGA BARAARUG”. Sanadkan. [2025].
🌼Ahmiyada uu leeyahay barnaamijkani sanadkan waa in ay gabadh waliba fahanto “Abuurkeeda nafsiyadeed iyo abuurkeeda jidheed, Sidoo kalena ay fahanto Gabadhnimadeeda, iyo sida ilaahay uu ugu sharfay SWT ahaan-shiyaheeda gabadh.
🌼Waa barnaamij lagaga hadli doono ogolaan-shiyaha ahaan-shiyaha gabadhnimo.
Waa barnamij lagu falan qayn doono marxalad kaste oo ay gabadhi marto iyo sidoo kale wax-yaabaha ay gabadhu dareemi doonto inta ay dhex tahay marxaladahaas iyo sanadadooda da.ahaan.
◽Waxa si khaas ah loogaga hadli doonaa
1- Ka bogashada iyo ku faraxsanaanta marxalada inanimo.
2- Mahadinta marxalada Marwanimo iyo dareenka hooyanimo.
3- U diyaar garawga iyo so dhawaynta la noolaan-shiyaha marxalada Murtida iyo waayo aragnimada .
3- Ahmiyada cafimaadka taranka iyo daryeelka ilma galeenka .
🌼 Waa barnaamij aanu ku rajo qabno in aad ku jeclaan-doonto ahaan-shiyaaga gabadhnimo, sidoo kalena aad ku raaxaysan doonto marxalad kaste oo aad marayso dhibsasho la’aan
14/01/2025
Qaaababka tarbiyada ee islaamiga ah
12/01/2025
Xaqiiqoyin ku saabsan dareemada caruurteena
08/01/2025
Caafimaadka ilmahaga wa masuuliyadada
05/01/2025
Maxay dareemada anba dabeecadaha caruurtenu inooga warwarsiiyan?
02/01/2025
Khaladaadka walidku ay galaan
31/12/2024
Hooyo, ilmaha calooshda kujira dareen iyo shucuur bu leeyahay