Raul assensio ma noloshasa udanbasay garo oo waa difaaci real ku tashansay
mahamed qadar fan
Hadad halkan so gaadhay page follow dheh si aad ula soctid wararki u danbeyay ee ciyaraha
mahadsanid
only sports🥇
Mk 🗣doodi goat way dhamaaray
Had laga bilaabo hal goat🐐 jira kaasina waa meesi
Wali laysma gaadhin wawaynka is nalan sanaayo bar baarta halkan la doonayiyo maso galay goolki wayna😁
Post hadad aragtan share itaabta ciwanka waa laygaga dhaganyahay baryahane
Liverpooll wali xageega danbe way furantahay waxay u bahantahay no 6 qadka dhexe ah
Arnold dadka caynaya balooni shaqo kuma malaha cawintiso kaliya ku shafinaysay dafac saasa yuuna lahanbe
01/09/2026
🚨| 𝐁𝐑𝐄𝐀𝐊𝐈𝐍𝐆: 𝐉𝐔𝐋𝐈𝐀́𝐍 𝐀́𝐋𝐕𝐀𝐑𝐄𝐙 ayaa dhamaan kooxihii doonaye inay lasoo saxiixdaan Suuqaan iyo Maanta oo suuqa Xirmaya albaabada kasoo wada xiray isagoo Go'aansaday Halkii uu koox kale ku biiri lahaa Deadline Day inuu sii joogo kooxda Athletico Madrid mana doonayo koox kale inuu ku biiro ayaa la Leeyahay 🚫🚪
Kooxda Atlético Madrid ayaa hadda filaysa in Julián Álvarez uu kooxda sii joogo, maadaama uu maanta tababar la qaatay kooxda, isla markaana uusan sameyn doonin wax dhaqaaq ah maalinta ugu dambeysa ee suuqa kala iibsiga.
Julián wuxuu albaabka ka xiray Arsenal iyo dhammaan kooxihii kale ee isku dayay inay bishan la soo saxiixdaan. Wuxuu kaliya diyaar u ahaa inuu ku biiro Barça, Maadaama ku biirista Barcelona loo diiday wuxuu Go'aansaday inuu Athletico Madrid sii joogo
Halka koxda Atlético Madrid ay hadda soo dhaweynayso Julián, kadib markii heshiiskii uu Barcelona ugu biiri lahaa uu burburay.
Alvarez Xitaa inuu koox kale usoo maro si uu Barça ugu biiro xitaa waa diiday Athletico-deyda sii joogayaa ayuu Leeyahay
Sheeg hal koox oo qac ka yeedhay😁
Wakase cunugaasi
01/09/2026
Bal qiyaas kooxdan tay tahay😀
Mk cawa shook Meesi oo ka fadhiistay ciyaraha xulka
31/08/2026
Sawirada Ban dhiga bradly barcola waxa page rasmiga ah ku baahisay kooxda liverpooll isagona xidhan doona no 29
Welcom to reds barcola
Click here to claim your Sponsored Listing.