Brothers Somali Besketball

Brothers Somali Besketball

Share

BRS BESKETBALL ๐Ÿ€๐Ÿ’›๐Ÿ–ค

29/12/2023

WARGALIN...

17/05/2023

Happy 18 may ๐Ÿ’š๐Ÿคโค๏ธ
Kooxda BROTHERS SOMALI FC waxay Shacabka SOMALILAND La wadaagay Farxada MaaLinka Dib Ulaso Noqoshada Xornimada Ee Qaranka SOMALILAND ๐Ÿ’š๐Ÿคโค๏ธ

๐Ÿ–ค๐Ÿ’›

Photos from Brothers somali fc's post 10/05/2023
22/03/2023

โคู†ุงุฏูŠ ุงู„ุฅุฎูˆุฉ ุงู„ุตูˆู…ุงู„ูŠูŠู† ูŠู‡ู†ุฆ ุฌู…ูŠุน ุงู„ุฏูˆู„ ุงู„ุฅุณู„ุงู…ูŠุฉ ุจุดู‡ุฑ ุฑู…ุถุงู† ุงู„ู…ุจุงุฑูƒ
# ุฑู…ุถุงู†_ูƒุฑูŠู…๐ŸŒ™๐Ÿ•Œ๐Ÿ“ฟ

โคNaadiga Walaalaha Somaliyeed waxa Uu Hambalyo U diraya Dhamaan Umada Islamka Bilasha Bisha Barakaysan Ee Ramadaan
Kkariim๐ŸŒ™๐Ÿ•Œ๐Ÿ“ฟ

โคBrothers Somali Fc, congratulates all the Muslim nations on the holy month of Ramadan
๐ŸŒ™๐Ÿ•Œ๐Ÿ“ฟ

๐Ÿ’›๐Ÿ–ค

04/03/2023

๐Ÿ“ท๐Ÿ’š๐Ÿ–ค

01/03/2023



โ€Ž( ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ)
โ€Žุฅู† ู„ู„ู‡ ู…ุง ุฃุฎุฐ ุŒ ูˆู„ู‡ ู…ุง ุฃุนุทู‰ ุŒ ูˆูƒู„ ุดูŠุก ุนู†ุฏู‡ ุจุฃุฌู„ ู…ุณู…ู‰
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.
Maamulaka,macalimiinta iyo ciyaartooyada kooxda waxay tacsi u dirayaan qoyski , qaraabadi iyo eheladii geerida ku timi Hooyada ciyaartoygeena MOHAMED ABDI AHMED (VARANE) oo Shalay ku geeriyootey magaalada hargeisa.
Alle ha u naxariisto Hooyo ๐Ÿฅบ ๐Ÿคฒ
Allah (SWT) ha naxariisto qabrigana Ha waasiciyo, kitabkeeda rabi midigta haka siiyo su'aalaha qabriga alle ha ku fudeeydiyo jannada fardawsa rabi (SWT) hakugu Abaal mariyo
Samir iyo iimaan alle hanaga wada siiyo dhamaan familka oodhan
โ€Ž

Photos from Brothers somali fc's post 15/02/2023

๐Ÿ–ค๐Ÿ’›

06/01/2023

๐Ÿ“ทโค๐Ÿค

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Hargeisa