30/08/2025
In ka badan 12sano Oo uu garoomada ku jiray waxa uu xidhnaa hal Garan.
Wakhtigiisi kubada cagta uu ciyaarayay Heer sharabaad ila heerka manta waxan ku qaatay hal koox. waxana uu kamid yahay ciyaartoyada bilawgii ila hada leh xirfadad kubadeed ee saraysa hoosna aan u dhicin.
"Way ka xiiso,tariikh iyo jacayl badan tahay marka saaxibadii yarantii aad heerarka aad ku fikirayseen wada gaadhan walina wada joogtan, tartamada heerkii 5aad,4aad,3aad heerka 2aad oo la jogo Iyo heerka bari an doonayno inan gaadhno ee heerka kowaad Sidii h**e ma tartamo badna mana koobab badna balse waxa uu leeyahay taarikh iyo xujooyin badan oo kaliya dadaal iyo isku duubni furi karto.
Inaad 22-Koob aan qaaday maha shaqo yar oo cid kasta samayn karto balse marka isku duubni hal hadaf iyo awood kaliya jirto wa suurta gal inaad gaadho. Heer sharabaad ilaa heerka manta wan ku faani doona inan hal funaanad xidhay halka dhimana waxan diyaar u ahay baadi goobkisa iyo keenida guulaha la socda ila heer gobol iyo Gaha."
Abdirisak sulaiman jamac "Shaqiri"✍️
16/08/2025
Rasmi : waxaanu si rasmiya ula Soo wareegnay c/rashiid c/laahi Jimcale { Neymar } .
Ciyaaryahan c/rashiid ayaa ka mid ah laacibiinta ugu wanagsan booskiisa isagoo markaana ka mid noqon doona afka h**e ee kooxda Rajab Football Club kusoo dhawoow wll kooxdada cusub dhamaan maamulka ciyaaryoyda iyo taageerayaasha kooxduba waxay kugu Soo dhaweyneyaan gacmo furan waxaan rajeyneynaa in aad guulo waaweyn halkan ku gaadhi doonto
of dream
Fc Rajap Ex Gaha
17/07/2025
Tomorrow
Horyaalka heerka 2aad
Vz ganacsiga
Time 1:30
league 2024/25
incha Allah
11/07/2025
Tomorrow
Horyaalka heerka 2aad
Vz w.m.Tamarta
Time : 2:00
league 24_25
incha Allah
05/06/2025
Eid mubarak
💢Wxn halkan uga tahniyadee naynaa dhamaanba umada islamka meel kastoo ay dunida ka joogaan munasibada eidul adxa awgeed.
💢Wxn leenahy alle eidan eideeda bash bash iyo barwaaqo haynagu gaadhsiiyo dhamanteenba.
💢Allena acmaasha haynaga aqbalo.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال ♥️
29/03/2025
Eid Mubarak ummada islaamka ah meelkasta joogtaan gaar ahaan Bahda ciyaaraha ee ku xidhan bogan waxa Aanu la qabysanayna farxada maalinkan qiimaha wayn ee Eidul fidriga Illaahay ha inaga aqbalo Acmaashi soonka salaada iyo dhaman cibadadii aynu soo samaynay bishii Ramadan eidan eideeda cfmd Alle ha inagu gaadhsiiyo
كل عام وانتم بخير بمناسبة عيد الفطر المبارك
Rajab Football Club
01/03/2025
Maamulka iyo ciyartoyda Rajab Football Club waxay la wadaagayan hanbalyada curashada bisha Barakeysan ee Ramadan oo Habeenimadii xalay bilatay waxanu idin leenahay Ramadan Mubarak Alle sw hayna waafajiyo khayrka bishan Barakeysan🌒
26/02/2025
Alxamdulilah
+3points
Full time: 2 : 1
25/02/2025
KULANKEENA BERI
Horyaalka Heerka 2Aad
Vz Asluubta
🕠. 1.30pm
inchaAllah
league 2025
01/02/2025
KULANKEENA BERI
HORYAALKA HEERKA 2AAD WEEK 7AAD
VZ W.H.CAAFIMAADKA
TIME : 2:00PM
INCHA ALLAH
LEAGUE 2024_2025
29/01/2025
Alxamdulilah
+1points
Full time 2:2
28/01/2025
KULANKEENA BERI
HORYAALKA HEERKA 2AAD WEEK 6
VZ W.GANACSIGA
WAKHTIGA 2:00MP
incha Allah
league 2025