18/02/2026
Naadiga KMW FC wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.
Bisha barakaysan ee Ramadaan ha idiin noqoto mid kheyr, nabad iyo barwaaqo leh 🌙✨
Ramadan Kareem 🌙🤍
Halkani Waa bogga rasmiga ah ee kooxda KMW FC kaas oo aad ka heli doonto wax kasta oo ku saabsan kooxda
18/02/2026
Naadiga KMW FC wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.
Bisha barakaysan ee Ramadaan ha idiin noqoto mid kheyr, nabad iyo barwaaqo leh 🌙✨
Ramadan Kareem 🌙🤍
12/02/2026
KMW waxay hambalyo u diraysaa xiddigeenna oo loo yeedhay Xulka Qaranka Jabuuti 🇩🇯⚽️
Waa sharaf weyn kooxda iyo taageerayaasheeda. Waxaan kuu rajaynaynaa guul iyo matalaad wanaagsan! 💪🔥
🇩🇯
05/02/2026
Hambalyo kooxda DHH oo ku guulaysatay horyaalkii horyaalada SL 🎉👏
04/02/2026
Back to training
22/01/2026
Tacsi
Naadiga KMW FC waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelka, asxaabta, ciyaartoyda iyo maamulka Naadiga Asluubta Hargeysa geerida ku timid ciyaaryahan Hamse Yusuf, oo saaka ku geeriyooday Addis Ababa, Itoobiya, kadib xanuun uu maalmahan la tacaalayay.
Waxaan Alle uga baryaynaa marxuumka inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo dhammaan qoyskiisa, saaxiibadiis iyo bahda kubadda cagta Somaliland.
Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun.
13/01/2026
Day 2
12/01/2026
Bilow cusub 💪
Kadib fasaxii, maanta waa tababarkii ugu horreeyay ee kooxda.
📅 Day 1 Training
📍 Hargeisa Stadium
Diyaargarow rasmi ah ayaa bilaabmay 🔥
31/12/2025
✨ SANAD CUSUB OO WANAAGSAN ✨
Caawa waa bilow cusub, waa sanad cusub 🎉
Kooxda KMW waxay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan taageerayaasha iyo inta ku xiran page-ka
Waad ku mahadsan tihiin garab istaaggiinna iyo kalsoonida aad nagu taageertaan
Sanadkan cusub waxaan idiin rajaynaynaa nabad, barwaaqo, guul iyo horumar joogto ah
Aan wada bilowno sanad ay ka buuxdo midnimo, himilo iyo guulo cusub 🤝
🎊 Sanad Wacan 🎊 Kooxda KMW FC
30/12/2025
Macalinka kooxda kmw ayaa kabtanka cusub ee kooxda u magacaabay 𝐘𝐚𝐡𝐲𝐞 𝐂𝐞𝐬𝐜o halka kabtanka 2aad ee Kooxdana uu u magacaabay hamse kayse.
👏 Ku soo dhawow Jaamac Eid mohamed 👏
Kooxda KMW waxay ku faraxsan tahay inay ku soo bandhigto difaac dhexe Jaamac, kana yimid kooxda Dastuurka.
Kartidaada iyo dadaalkaaga cusub ayaa qayb ka noqon doona guulaha kooxda kmw⚡💪
Waa Kee kulankii ugu xiisaha badnaa kooxda kmw ee aad daawatay 2025
Hoos nagula wadaag kulan aad ku xasuusato sanadkan