Waa dirayska aan u diyaarinay Kooxda Mm Wajale ee DDS.
No9 Sports
Waxaad naga heli kartaa dhamaan agabka Sports
18/09/2025
Dress ka kubadda oo tayo & bilic leh ka dalbo No.9
17/09/2025
Kabbo tayo sarre leh & Qiime macquul ah.
Hadda dalbo hadda hel
Free delivery
Kubadd cagta ii tayadeedda la hubo.
Isboortisku Waa Dadaal, Tayo, iyo Qalab Sax Ah!
Haddii aad rabto inaad noqoto ciyaaryahan dhab ah, waxaad u baahan tahay dhar iyo agab kaa caawinaya guushaada.
N09 Sports waxay kuu keentay dhar isboorti oo tayo sare leh, qalab casri ah, iyo adeeg la isku halleyn karo.
🎽 Dharka Kooxaha
🥾 Kabaha Ciyaaraha
🏋️♂️ Qalabka Tababarka
🏆 Agabka Kooxaha
Noqo Kan Ugu Fiican – La Noolow N09 Sports.
📍 Hoyga Ciyaaraha ee Somaliland.
15/05/2025
Soo iibso "Dressk 18 May" maanta!
Ku hel dharka ugu cusub ee isboortiga ee N09. Isku diyaar garowga ciyaaraha iyo xafladaha gaarka ah.
Haddii aad u baahan tahay faahfaahin dheeri ah, ama aad rabto inaad dalbato, kala soo xiriir shirkadda Agabka Ciyaaraha N09 maanta Ilaa 18 May .
12/05/2025
Isboorti waa xiiso, laakiin dharka ciyaaraha tayada leh ayaa kaa dhigaya inaad si dhab ah u ciyaarto!
N09 Sports waxay kuu haysaa dhar iyo agab isboorti oo u qalma Inaad Noqto ciyaaryahan ugu fiican iyo Kooxda Ugu Fiican Noqto .
Hada Dalbo N09 Sports Hoyga Ciyaaraha Dalka Somaliland.
01/05/2025
Waa diyaar
Ka dalbo # 63 4053557 Ali Jirde Area Branch # 634843001 Jig Jig Yar Branch.
23/11/2024
High quality soccer shoes " Kabo tayo sarre leh"
18/10/2024
High quality soccer jersey
28/09/2024
Shirkada N09 Sports waxa ayaa qayb weyn ka qaadatay quruxda horyaalka Caasimadda ee Hargeysa .
Kooxda ku labisan funaanadaha Shirkada N09 Sports waliga ha shakiyin dhanka guulaha iyo dhibiciaha .
Sawiradan kooxdaadu ma ka muuqata ?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 22:00 |
| Tuesday | 08:00 - 22:00 |
| Wednesday | 08:00 - 22:00 |
| Thursday | 08:00 - 22:00 |
| Friday | 16:00 - 22:00 |
| Saturday | 08:00 - 22:00 |
| Sunday | 08:00 - 22:00 |