01/01/2026
TACSI TIIRAANYO LEH...
Qalbiyo rumeysan qadarta Rabbi waxa aanu ugu tacsiyeynaynaa Walaalkayo oo loo garan ogaa ( ), Kaasoo ku baxay gacan ka xaqdaran habeenkii xalay ahaa magaalada Hargeysa.
Rabbi waxa aanu uweydiinaynaa in uu unaxariisto una danbi dhaafo ,ehelkii, asxaabtii ,qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna beddel khayr qaba ka siiyo.
إنا لله وإنا إليه راجعون
23/03/2023
Ramadan Mubarak, allaah haynaga aqbalo camallada wanaagsan dhammaanteen.
01/10/2022
Inkastoon wakhtigu saacidayn inanka wiil hoogga ,
Anshaxbaa hogaan sare ahayd tan iyo haabiile,
Abidkoodna iyagaa tartami oo tusaalayne. ☝
06/08/2022
Waa sawir koobsaday ciyaartoyda anshax stars ugu jirta kooxda baanka somaliland iyo macalinkooda Abdikariim samo talis .
balse , waxa aanay usuurtoobin inay sawirkan galaan labada ciyaartoy ee kala ah abdilaahi sergio iyo saadiq rooney.
06/08/2022
Al capitaano zahlaawi & mubarak waa laba kamid ah da'yarta caga dahablayaasha ah ee kusoo dhex barbaaray anshax stars haddana kamid noqday kuwa ugu wanaagsan ciyaartoyda heerka 1aad ee gobolka maroodi jeex.
Horumar wacan soo dhaha
23/07/2022
Sahal xusein diiriye oo wakhti xaadirkan kamid ah xidigaha ugu hadal haynta badan kooxaha heerka koowaad ee horyaalka gobolka maroodi jeex una ciyaara kooxda baanka somaliland ayaa si rasmi ah loogu magacaabay kabtanka cusub ee kooxdiisii uu kasoo baxay ee anshax stars .
Al capitaano sahal xusein ayaa wakhti xaadirkan lagu tirinayaa ciyaartoyda ugu wanaagsan khadka dhexe ee kooxaha heerka koowaad .
Hanbalyo capitaano sahal xusein.
27/06/2022
Da'yarta dahabiga ah ,
Abokor cadde (ashraf hakimi)& saadiq abdulqani (roney)
Horumar wacan
01/05/2022
Hanbalyo dhammaan Shucuubta muslimiinta meelkasta oo aad joogtaanba ,waxanu idin leenahay C I I D M U B A A R A K
كل عام والجميع بخير 🥳🥳🥳
22/04/2022
Rasmi:
Anshax Stars Ayaa Si Rasmi ah ula soo Wareegtay Ciyaartoyga Dhexda h**e Ee Mohamed Baashe oo Loo Garan ogyahay (Taango) Ciyaartoy Mohamed baashe ayaa ka Mid noqon doona Ciyaartoyda Ay kooxdu sida Weyn ugu dagaalami doontoXilli Ciyaareedkan iyo Wixii ka danbeeyaba, Iyadoo Kooxdu Meel Wanaagsan ka maraysa Labada Cup Ee Kooxaha Heerka 2aad ee Gurya-samo stadium iyo Sayladda .
Mohamed taango Kusoo dhawaw gacmo furan Walaal.