07/06/2023
Rasmi: Liverpool ayaa u guntaday sacabka Alexis Mac Allister β waa Β£35m!
Caafimaadka waa la dhameeyay, qandaraas ilaa Juun 2028
Falanqaynta ciyaaraha iyo wararka kale Aduunka
07/06/2023
Rasmi: Liverpool ayaa u guntaday sacabka Alexis Mac Allister β waa Β£35m!
Caafimaadka waa la dhameeyay, qandaraas ilaa Juun 2028
04/06/2023
Karim Benzema oo ka tagay Real Madrid! Bayaan rasmi ah ayaa xaqiijinaya go'aanka kooxda iyo ciyaaryahanka.
03/06/2023
Dabaal daga man city. π§’
03/06/2023
City. Ayaa. Garaacday. MAn unetid. 2. 1.
Ciyarta ma daawatay say kula ahyd
03/06/2023
Hambalyo. π§’Man city ayaa ku guulaysatay. FA CUP.
03/06/2023
ma ogtahay in kulankani yahay finalkii ugu horeeyay abid ee kulmiyay city iyo United tartamada waaweyn. Te u rajaynaysaa. Guusha ππ
03/06/2023
Kulanka galabta Ee darbi Man
Maxaad ku saadalinlahyd commitment noogu reeb.
03/06/2023
Maanta, kooxda kubada cagta Liverpool waxay jirsatay 131 sano.
Soo qabo. Zxb Liverpool tagero β€οΈπ
01/06/2023
Rasmi. Macalinka. Kooxda. PSG - Paris Saint-Germain. Ayaa cadeeyey inuu Kooxda ka tagi doono. Lion π¦ messe.
01/06/2023
14 sano ka dib. BENZIMA. Ayaa go aansaday. Inuu. Real. Ka tagi doono. Saad u aragtaa
01/06/2023
Kooxda. Sevillia. Ayaa ku guulaysatay. Koobka. UEFA Europa League
31/05/2023
Horyaalka. Caasimada. Hargeisa. Somaliland. Ayaa dib u soo laabtay. Kooxdee ka taageertaa