14/11/2021
Hakiim herpal online waxad kahelaysaa alaabtii dabiiciga ahyd eed uga barateen iyo maanta iyo creams dabiiciga ahaa iyo alaabo kale
1. Finanka,, madmadwaga wajiga, dhiigroorka, cuncunka,qalaylka wajiga, iyo dhamaan xalinta dhibaatooyinka wajiga iyo qurxintaba
Sidookale colgate kii cirid dhiiga iyo lipstii bushimaha
Faah faahin nagalasoo xidhiidh what's up numberkan 00252634551611
25/07/2021
Gabay Jacbur Ah Murti Badan Ku jirta Aqris Wacan
Jaceylkii wuu dhirfay.
Calaf kadaba dhaqaaqay.
Nabsiyaa bac madow lo dhiibay.
Maseyrkiina is dhalan rogay.
Nasiiba dhuuntay.
Musiib so dhacday.
Dhalanteedkiba farxay.
Dunidaa dhuuninimo qaaday.
Aaqiraa soo dhur tiri.
Dumar baa dhaqankii rogay.
Ragbaa soo dhawaada yiri.
Somaliya dhismo leyskugu faanay.
Burburaa kudhooreeyay.
Dowladaa dhaqaaqday.
Shabaabaa dhiiqada geliyay.
Shacabaa dhiilo colaadeed heshay.
Amasomaa kadhirqada tiri.
Msnbaa dhawaaqay.
Facebookaa dhuumo yiri.
laga xigtay qosol iyo qaraaxo
Si aad u hesho maqaalo ku wan la mid ah fadlan follow dheh, like ha ka ilaabin mahadsanid