23/06/2024
Rabi naxariisti jano haka waraabiyo Cabdiraxman yaasiin Cali Gadhle iyo cabdi shakuur boqole
hadaad u baahntahay Garoomo casriya iyo Gym qalab casriya yaalan waxad intaba ka heleysaa Cali gadhle
23/06/2024
Rabi naxariisti jano haka waraabiyo Cabdiraxman yaasiin Cali Gadhle iyo cabdi shakuur boqole
13/07/2023
●ABAALMARIN ABAALMARIN
Cali Gadhle Sports Centre wuxuu ogaysiinayaan bahda ciyaaraha xiiseysa in abaalmarin lacageed oo dhan $ 20 la gudoonsiin doono qofka ugu horreeya ee saadaashiisu sax noqoto natiijada ciyaarta u dhaxeeysa Kooxaha Goodir iyo Dawlada Hoose ee Hargeysa kulan ka tirsan horyaalka kooxaha heerka koobaad ee Caasimadda Hargeysa 2023. Waa inaad soo qortaa tirada goolasha la iska dhaliyo
1. Like saar Bogga Cali Gadhle Sports Center
2. La Wadaag Asxaabtaada -qormadan
3. Saadaalintu waxey ku egtahay markey bilaabamto ciyaarto.
F.G: Hadii aadan shuruudaha buuxin, qofka buuxiya ee kaa dambeeya ayaa abaalmarinta helli doona.
FIIRO GAAR AH: Lama ogola inaad qoraalka dib wax uga badasho (edit) gara
Dib u habayn casiri ah iyo halbeega fifa cali Gadhle sports Center
Cali Gadhle Sports Center ugu kaalay Gym Rag iyo dumarba garoomo dhamaystiran iyo cafteria lagu nasto.
05/12/2019
Ali gadhle Group