Havit Sports

Havit Sports Welcome to our Sports Page. Stay Updated with the latest football news and verified reports.

Labada kooxood ee Manchester city iyo Inter milan aya kulan saxibtinimo ku kala baxay 1-1 walow inter penalties ku badis...
01/08/2026

Labada kooxood ee
Manchester city iyo Inter milan aya kulan saxibtinimo ku kala baxay 1-1 walow inter penalties ku badisay.

Kooxdii Alonso ee chelsea saan maa daacad ka ah, Tottenham oo red card qabta ka badisay.Alonso wa inu wax bdn ka barto k...
01/08/2026

Kooxdii Alonso ee chelsea saan maa daacad ka ah,
Tottenham oo red card qabta ka badisay.

Alonso wa inu wax bdn ka barto kulankan madama uu saxibtinimo ahaa.

🚨War shooook ah 🚨Kooxda Arsenal aya heshiiska shakhsiga ah la gaadhay xidiga Vini Jr, kaas oo heshiis kordhintisa ay isk...
31/07/2026

🚨War shooook ah 🚨

Kooxda Arsenal aya heshiiska shakhsiga ah la gaadhay xidiga Vini Jr, kaas oo heshiis kordhintisa ay isku af garan waayeen kooxdisa real madrid sababo mushahar kordhin uu dalbaday .

Side noqon karta arsenal oo squad keeda kuso darsata vini.

Assalamu alaykum ❤️Kuso dhawaada page-keena cusub.Halkan waxaad kala socon doontaan wararkii ugu dambeeyay ee kubadda ca...
30/07/2026

Assalamu alaykum ❤️

Kuso dhawaada page-keena cusub.

Halkan waxaad kala socon doontaan wararkii ugu dambeeyay ee kubadda cagta, suuqa kala iibsiga, natiijooyinka ciyaaraha iyo xogo la hubo.

🤝 Nagu soo biir, Follow noo samee, la wadaag asxaabtaada, kana mid noqo bahda aan ku midawno madashan Sports-ka ah.

Thank you to everyone ❤️⚽

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Havit Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category