Salmaan Moh'med

Salmaan Moh'med

Share

Sports Journalist | Taageera kooxaha Barcelona iyo Mancity🔴🔵🩵

25/10/2025

Waa sababta aanu waa weynka premeir league unahay 🩵
Sky blue 🩵.

25/10/2025

Iga tag dheh marbaan suuqa bilaa dhar ku mari gaadhay.👌😁

F**k of saalixiyiinta🖐👌🔥.

25/10/2025

Brentford kubadaha Fooro gacanta weyba quutaan Fc Prank kawaraysta Caawana Saalixiyiintii ayay Luuq kuhaystaan.

Ku qaraaca 👌😁.

25/10/2025

Sunderland Sanadkan waa wax kale🔥😁.
Dameerihii waala foofiyay.😁👌

25/10/2025

Yaa isku balamiyay😮.
Strong Game waaye isha halagu hayo😱🔥.

25/10/2025

Mᴇssɪ ᴍᴜxᴜᴜ sᴀᴍᴇᴇʏᴀʏ🙄🔥.

24/10/2025

Raphinha waxaa soo gaaray dhaawac muruqa ah waxaana laga yaabaa inuu maqnaado ilaa bil kale.

24/10/2025

Harry Maguire iyo Mason Mount ayaa laga war war qabaa inay seegaan kulanka soo socda dhaawac soo gaadhay awgii.

24/10/2025

Alx maanta waxaynu gaadhnay 600 followers(walaalo)dhamaantiin waad mahadsan tihiin sida quruxda badan ee aad noola soo jabhadayseen.

Dhamaantiin beerka idinka ogsooni rag ka adag bir ayaa tihiin🔥❤️.

24/10/2025

Saddexdooda mid kuuso bilow.
Midna kaydka dhig.
Midna iibi.

Nagula wadaag qaybta faalada.

23/10/2025

Leo Messi ayaa u saxiixay Inter Miami qandaraas cusub, isagoo kooxda ku sii nagaadi doona ilaa 2028 🐐.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Hargeisa