Maroodi Jeex Sports Center

Maroodi Jeex Sports Center

Share

[Your reliability is our priority.]

17/06/2026

Ku jimicso IRIS Fitness Battle Rope. Hadda ka dalbo Maroodi Jeex Sports.

14/06/2026

Hand Exerciser, ayaa kuugu diyaar ah Maroodi Jeex Sports, ku dhis muruqa gacmahaaga h**e agabkan oo aad kuu caawin doona. Hadda dalbo macmii oo isla hadda halaguu keeno.

25/05/2026

Mishiinka jimicsiga ee oradka ayaa Maroodi Jeex kuugu diyaar ah, dhigo gurigaaga ama xaruntaada GYM-ka. Jimcsigu waxa uu muhiim u yahay cafimadkaaga. Hadda ka dalbo mishiinka Maroodi Jeex Sports Center

13/05/2026

Tiirsimaad casri ah ayaa kuugu diyaar ah Maroodi Jeex, waxa loogu talo galay dadka waawayn en iskood inay u fadhistaan awoodin iyo qofka wax akhrinaya muddo na fadhiyaya si aannu gadhiga ugu daalin.

19/03/2026

EID MUBARAK
Dhamaan umada muslimiinta gaar ahaan macamiisha MAROODIJEX SPORTS CENTER waxan ugu hambalyaynayna munaasibada ciida fitriga awgeed.

Tell 63 8777125/0634258458/0634258061
location: Suuqa Hoose agagaarka masjid cali mataan gaar ahaan Oriental Hotel

Photos from Maroodi Jeex Sports Center's post 18/03/2026


Ku dalxiis xeebaha dalkaga adigo Bad-qaba
ku diyaar Macmiil Qalabki Badbaadada Dabaasha
Jumlad iyo Tafaariq
TELL : 63 8777125/063-4258458/0634258061
Location: Hargeysa suuqa hoose agagaarka cali mataan Gaar ahaan Oriental Hotel

Photos from Maroodi Jeex Sports Center's post 17/03/2026

50% discount !!
ku diyaar macmiil dhamaan qalabki camping-ka iyo Dalxiiskuba
Kaso Dalbo gurigaga iyo goobtada shaqo
Tell: 63 8777125/0634258458/0634258061
Location: suuqa hoose Agagaarka masjidka Cali mataan Gaar ahaan oriental Hotel

Photos from Maroodi Jeex Sports Center's post 12/03/2026

Ku dalxiis Dhulkaga Hooyo
ku diyaar macmiil dhamaan Qalabki dalxiiska
Hada ka dalbo Maroodijex sports center
jumlad iyo tafaariq
location: hargeysa suuqa hoose agagaarka masjidka cali mataan gaar ahaan oriental hotel
Nagala so xidhiidh 63 8777125/0634258458/0634258061

Photos from Maroodi Jeex Sports Center's post 11/03/2026

KU DIYAAR MACMIIL **E USO GAADH
jumlad iyo tafaariq
location: suuqa hoose gaar ahaan agagaarka oriental hotel
tell; 63 8777125/063-4258456/063-4258061
HADA DALBO HADA HEL
SHOP NOW!!

11/03/2026


55% discount
Meheradu waxay kugu taala suuqa hoose g agagaarka Masjidka cali mataan gaar ahaan oriental hotel
Nagala so xidhiidh 063-8777125/063-4258458/063-4258061

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Suuqa Waheen
Hargeisa
252