21/07/2023
Laba wakhti kala duwan
Laba team kala duwan
Blse waxa ka dhexeya kaly ila arag 👉👉👉
W.h.cafimad 2022. Xidigha cirka 2023
Asluubta win. D.hose draw
Goodir Los. Tamarta win
Gashan draw. Goodir draw
Waxool draw. Waxool draw
Warfafnta draw. Maliyada draw
Dawlada hose win. Cafimadka win
Maliyada draw
10 point 6 game. 10 point 6 game still 1 FA CUP winer . Unbeaten
Taarikhdu iyada is qorta oo lama badali karo 🤷♂️
16/06/2023
Cawa waxan ciyrnay kubad awood isku xidh iyo wada socod leh
Wan dadalnay lkin qoralka alle ayn mel lodhafa any jirin
Koxdayda xidiga cirka
Isha allh inaga soda kasii awood badan ayn rajenayaa inan solabano
Koxda goodir iyo mclin jamal jante
Wxd nala ciyrten kubad qurux badan
Badiyaba wa bahdeen 💯🙏
10/06/2023
Alxdllh suma Alxdllh
Waxy ino ahayd kulan muhima
xidigaha cirka +3point
Hambalyo my team
03/06/2023
Alxdllh suma Alxdllh
Mudo kadib hargeisa capital league
Ayn kabilowday wayaha ciyreed
Manta koxdayda dulista hawada ama xidigaha cirka v koxda casimada inksta barbar dhac aha hada waxo kle cusub
Markle casimadii
New season 2023
25/01/2023
On stadium Astaan sports
Live 6.30 pm
🙏💯
17/01/2023
New season ! New deal ! 2023
23/11/2022
Mclin salax sigara ayn ugu mahad celinaya wakhtigisa qaliga ah
Wa marki labad een kumidowno madal sidan okle ah
2016 ayay ahyd marki na iskugu kayo horeysay
Markle 2022 iyo dhalin yarada kala duwan magalada qayb kamida
Isha allh wan si baladhin dona qofksta okamida dhalin yarada jcl kubadaca cagta kana ciyra herarka kala duwan ✌💯
07/11/2022
Tababare ku Xigeenkii Kooxda Wasaarada Hormarinta Caafimadka Fatxi ayaa ku Dhawaaqay inuu iska casilay shaqadi Tababarinmo ee kooxda Wasaaradda Hormaanita Caafimadka Isga oo Sanadkan kula Guulaystay kooxda WHC tartanka Xidhiidhka Kubadda cagta Somaliland ee Fa Cup-ka.
29/10/2022
Alxdllh suma Alxdllh
Alle ayaa subxana watqca mhd is kale nagu guleyay cup xkc casimada .💯✌
Sidokle wxn umhd celinqyaa dhaman tagerayasha wasarada cafimadka
Wxa sigara ugu mhd celjnayaa dhaman asxbtayda family iyo inta muqayga magacygy taqan ee sida wayn noguso hambalyenysay
Khasatan asxbtyda gobolkyga gabiley
💯💯💯💯🙏
Isha allh see you soon champion 🏆
20/10/2022
Alxdllh suma Alxdllh
Minister of health 🏥 ✌ +3 poin
02/10/2022
Alle haw naxariisto
Marti la jcl yhyna alle haka dhigo
Marxuum Ahmed shariif mahamoud DIFAAYO
🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Malintii jimcaha ahyd ay xuseen bahdii uuka tirsana
Han uducayno isaga iyo inta kle slamka ahba