Eng Mahamed Hashie

Eng Mahamed Hashie

Share

Halkan Waxad Kala Socon Doontan Barnaamijyada Ciyaaraha iyo Warbixin Arimaha Bulshada.

28/06/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka Qatar .

06/06/2025

Wasiirka Arrimaha Gudaha $ Amniga oo Shacabka Caasimada Hargaisa kula tukaday Salaada Ciida Garoonka Kubada Cagta are Hargaisa Stadium..

04/06/2025

“ Wasiir Baan Doonaya Golaha Wakiilada Waxba Ma Dhex Yaalaan” Xildhibaan Guruuje

21/05/2025

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa ka degey Madaarka diyaaradaha ee magaalada Djibouti.

Madaxweynaha waxa halkaa si diirran ugu qaabilay Ra'iisal Wasaaraha dalka Djibouti Mudane Cabdulqaadir Kaamil Maxamed.

Photos from Eng Mahamed Hashie's post 21/05/2025

Sawiro waftiga madaxweynaha

21/05/2025

Madaxweynaha Abdirahman Cabdilahi Ciro Hada U Duulay wadanka Jaarka Nahay Jibouti

01/08/2024

Waxa si rasmi u furmayaa Horyaalkii kubada koleyga Caasimada Hargeisa ee heerka Koobaad..

11/07/2024

Khadar Jilaal Oo H**e U Ahaa Gudoomiye Xigeenka xidhiidhka Kubada Cagta Ayuu Wasiirka Ciyaaraha somaliland U Magacaabay La Taliyaha Dhanka Ciyaaraha Iyo Kormeeraha Horyaalada Dalka.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Goljano Down Town Hargeisa
Hargeisa
00252