Wax aqriska waxaa uu daawo u yahay maskaxda bani adamka, sidoo kale waxaa uu kobciya maskaxda iyo garashada , aqriska wuxuu kaa caawiyaa inaad waxbadan fahanto oo aad bidhaamiso mustaqbalka , sidoo kale waxaa kuu fududeeyaa inaad ka jawaabi karto suaal kasta oo lagu weydoyo, aqriskaada oo bata waxaa uu sahlaa inaad noqota , qaamuus, ama maktabad socota oo bulshada ka caawisa ka jawaabida sualaha ku soo boodada ah.
Aqriska waxaa uu kaa dhigaa qof maskax ahaan u furfuran oo dareen badn leh aqriska waxaa uu maakaxdaada ka dhigaa mid awood badan oo u nugul aqrinta maqaalada kala duwan, buugaagta sheekoyinka, dhacdooyinka, joornaalada, sheekoyinka gaagaban , buugaagta taariqda, iyo aragtiyaha kala duwan.
Ugu danbeyn wax aqriska waxaa uu kaa dhigaa qof leh hal abuur waxaadna awoodi doontaa inaad wax qori karto adiga oo ka bilaawaya qoraalada gaagaban ka dibna u gudbaayo qoraalada dhaahdheer , maskasta oo uu aqriskaada bata waxaa bata wax qoridaada, iyo hal abuurkaada, aqoontaada , iyo inaad noqota qof wax badan sharaxi karo,.sidaasi daradeed waxaan ku dardaarmayaa inaad noqota qof waxbadan aqriya si aad u noqoto qog waxabadan qora ,ama reebo dhaxal badan insha Allah.
Daallo.Fc
kooxda kubada cagta ee daaallo daallo fc
04/08/2023
18/04/2021
-footballers-Force-daallo fc
Game today ⚽️💪
T.M.C
13/04/2021
AlxmdulilaH
dhamaaantiiin
-football-clup
الْلَّھُم أَهِلَهُ عَليْنَا بِالْأمْنِ وَالإِيْمَانِ وَالْسَّلامَةِ وَالْإِسْلَامِ وَالْعَوْنٓ عَلَى الْصَّلاةِ وَالصِّيَامِ وَتِلَاوَةِ الْقُرْآَنِ،، الْلَّھُمّ سَلِّمْنَا لِرَمَضَانَ وَسَلِّمْهُ لنا وَتَسَلَّمْهُ مِنّا مُتَقَبَّلاً يٓارٓبٓ العٓالِٓم
*مُبارٓكٌ علٓيْكُمْ شّٓهرُ رٓمٓضٓان✨🌙🌙🌙🌙🌙🌙🌙🌙🌙🌠🌟
23/08/2020
- football-clup
SUMADA KUBADA CAGTA
⚽️⚽️🥅⛳⚽️⚽️
XAWAADLE STADIUM🥅⛳
23/08/2020
xawaadle Cup A
Isdiwaan galintu waY socotaaH
sidoo kle lamperada shashada ku qoran
(063'4065244) (063'3392711)
23/8/2020 ...................28/8/2020
⚽️⚽️🎽
31/07/2020
Eid muparig dhaman umada muslinka
waxa halkan farxada Eidka idinkula qada naya
dhamaan teamka daallo melkastoY joganba
waxan lenaY umada muslinka alle cidan cideda cafimad qab haynagu gadh siiyo
-xawaadle-
02/02/2020
H**e usocdaH daallo fc
15/01/2020
Rasmi:- Kooxda Daallo Oo Ka Mida Kooxaha Heerka Sadexaad Ee Magaalada Hargeysa Ka Dhisan Ayaa Yeelatay Macalin Cusub Oo Kooxdaasi Sii Laylin Doona.
Macalinka Cusub Ee Kooxda Daallo Yeelatay Ayaa ah Nuur Cabdi Jaamac Waxaanu Badali Doonaa Macalinkii H**e Maxamed Ismaaciil Xasan "Maeztaro".
Kooxda Daallo Waxay Ka Mid Tahay Kooxaha Heerka Sadexaad Ee Ciyaaraha Maxaliga ah Ka CIyaarta Caasimada Hargeysa.
20-Jamadul Awel-1441 Arbaca By Tayo Qaran AL-AhmåDi.
04/01/2020
Team daallo
2020
23/10/2019
daalllo fc
guull manta match ka inzha alh
✊✊
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Xawaadle
Hargeisa