29/03/2017
Kusali wll nabigeena suuban
SCW
Daaci illahay dartii u jecel dhamaan umada muslimka
29/03/2017
Kusali wll nabigeena suuban
SCW
23/03/2017
Ya alllah adiga caziiza caza wJalla cadaabkaaga naga xoree 😢😢
22/03/2017
KUSALI WLLKAYOW RASUULKA SCW
LIKE N SHARE
66.media.tumblr.com https://66.media.tumblr.com/7a26826fdb74d4e8a9b7b9b28dc2d6e4/tumblr_of7pn66JfW1smv61lo1_540.gif
22/03/2017
Ha ilowin geerida iyo dhibkeeda. Ha ilowin sakaraadkaiyo xanuunkiisa. Ha ilowin malaga oo ka soo bilabaya siibida ruuxda cagahaaga. Ha ilowin xaalada argagaxa iyo murugada. Ha ilowin qabriga iyo mugdigiisa. Ha ilowin qabriga iyo ciriirigiisa. Ha ilowin su'aalaha munkar iyo nakiir. Ha ilowin kitabka lagaa sinayo midig ama bidix. Ha ilowin miisaankaa iyo camaladiisa. Ha ilowin buundada ka dhuuban tinka hadana ka af badan seefta. Ha ilowin ahlu naarka iyo dhibkiisa. Wll Jzka llaah
What a nice day!!!