Slowest waman somalia

Slowest waman somalia

Share

You can be a just a good shooter or passer��

03/08/2023

Guushu way soo dhowdahay🇸🇴✊️

Nasra Abukar Cali oo markii ugu horeeysay hadashay.

“Somalida wax loo ordo ma istaahilaan. Anigoo lug ka murgacay ayan sii ordaayay lakin dhalaceyntooda waxey ii noqon doontaa dhiiragalin”

“Aniga gabar ayan ahay, uurna malaheen. Aniga ayey shaki i galiyeen. Lakin Sanadka dambe anigoo diyaarsan ayan markale tartami doonaa”

“Hal bil ayan isku diyaarinayay tartankaan. Kumana filneen mudo bil ah lakin wixii ayaa hoosta iska soo galay”

“Somalida hadalkooda waxba iima dhibayo. Waan ordayaa marwalba, lakin awalba soomaali amaan k**a fileynin, dhag jalaq uma siin doono. Waan ordayaa. Cid igama celin karto”

03/08/2023

Guushu way soo dhowdahay🇸🇴✊️

Subax wanaagsan saaxibayaal , Waxaan rajaynayaa inaad soo nabad kacdeen . Waxaa inoo suuragashay inaan wareysi la yeelano Nasro Abuukar oo ah gabadhii tartanka orodka ku matashay dalkeenna balse la kulantay cambaareynta .

Haddaba Nasro arimo badan oo mugdi ku jirey ayay ka hadlaysaa sida Inay uur lahayd, inay jiranayd , in musuqmaasuq ay booskan ku gashay & inay yurub u sii socoto ?

Haddaba wareysigan waxaan sii daynayaa saacadu marka ay dalkeenna u tahay 8:30 aroornimo Insha Allah .

03/08/2023

Guushu way soo dhowdahay🇸🇴✊️

02/08/2023

Nasra Abukar Cali ayaa Somalia 🇸🇴 mar-kale ku matali doonta tartan kale oo dhowaan ka dhici doona dalka Austria 🇦🇹

02/08/2023

Somalia 🇸🇴✊️

War Cusub : Nasra Abukar Cali ayaa Somalia 🇸🇴 markale ku matali doonta tartan kale oo dhowaan ka dhici doona dalka Austria 🇦🇹

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

New Hargaysa
Hargeisa
252