Manchester United Somali funs

Manchester United Somali funs

Share

Waxad ka helaysa warar sugan o ku saabsan kubada cagta❤️

08/05/2024

Tani wa maliyadda Manchester United e xili ciyaareedka danbe 2024/2025, wali kooxdu may so bandhigin se, si qish ah aya lo si helay

06/05/2024

Erik tenhag aya shirki jaraa'id e ciyaarta crystal palace ka hor xaqiijiyay in list ga dhaawacyada kooxda u ku biiray daafaca khadka dhexe e harry maguire

02/05/2024

Erik ten hag aya waraysi laga qaaday maanta ku sheegay in bruno fernandes dhawac kaso gaadhay ciyaarti Burnley xaalkisana ay qimayn donaan halka u sheegay in aanu wali Rashford taam ahayn, waxa kale o u ku daray in u jonny evans kuso laabtay tababarka kooxda.

02/05/2024

Aduun waynaha sportsku wuxu hadal haya maanta jadon sancho, o ka sameyay ciyaarti xalay e semi final champion lugue ay ku waajaheen kooxda PSG, 11 gambis. Taaso aan Laga samayn hal ciyaar o champion lugue tan iyo 2008.

Ten hag miya cilladu mise sancho?

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Cross Road, Togdheer
Hargeisa