Abwaan Nokia

Abwaan Nokia

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abwaan Nokia, Sport & recreation, Nokia, Hargeisa.

14/10/2024

Rasmus Højlund ayaa seegay tababarkii Denmark ee shalay ka hor kulanka habeen dambe ay la leeyihiin xulka Switzerland ee tartanka UEFA Nations League.

Xiddigan oo dhaawac ku seegay bilowgii xilli ciyaaredkan ayaa la filaayay inuu ku soo bilowdo kulankii Denmark ay guuldaro 1-0 kala kulantay Spain, balse waxa uu bedel ku soo galay qeybtii labaad ee ciyaarta daqiiqadii 78-aad, haatan ma cadda sababta ka dambeysa maqnaashihiisa in uu dhaawac ku seegay iyo in kale. [ Sports]

-Khadar Ahmed Rabiile

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Nokia
Hargeisa