30/08/2026
SWIMMING COMPETITION DAY!
Waalidiinta iyo ardayda qaaliga ah, waxaa la ogeysiinayaa in Khamiista, 3-da September 2026 ay qabsoomi doonto tartanka dabaasha ee Feel Great Swimming Academy.
Fadlan hubi in ardaydu yimaadaan waqtigii loogu talagalay, iyagoo si wanaagsan u diyaarsan, isla markaana wata dharka dabaasha.
wixi macluumaad ee dheeri ah hadaad nooga baahato nagala so xidhiidh ama noogu kaalay:
Masalah area, Rugsan
Contact: +252 63 855550
27/08/2026
13/08/2026
10/08/2026