Dunida kubada cagta

Dunida kubada cagta

Share

Dunida Kubada cagta waxa ay soo tabisa falanqaynta iyo wararka kubada cagta, goor-kasta iyo goob-kastaba ku xidhnow page dunida kubada cagta.

14/09/2025

Hf 1-0

game caajis ah, ma ahan kulanku sidaynu filaynay ee ahayd laba kocood oo wawayn inay dhelayan ama says Darby ga uga baranay, kubada dhan halkox maamulaysa say dontana ka yelaysa, halka koxda united Burnley camal u dhelayso.

Yarkan foden ah waba ugu baxda united 7 goal ayuu ka dhaliyay, doku aya iska dhex maray difacyada iyo dhaman dhexda united oo firsanaysa, xaqiiq dhibku wa amad iyo boska uu Bruno ka dhelsinayo, mainoo ha keno Shawna ha cuno yoro halka show ha galiyo amadna winger ka ha geyo masrauwina cb haw celiyo.

Lkn hadu san kuso labto wa lagu si wada ila 3 ama 4 walagaynaya....

13/09/2025

Ft 2-2

90+3' carvalho🔥👑

Hadal-ba gam 🤐

13/09/2025

Hf 0-2

Argagaxii mpepe waxba lagama qaban karo dhaqaqa xawaraha boos-qadashada, goysmada, cawinta, iyo dhamaytirkaba waa waali waxa u samaynayo waxan filaya hadanan qaldanayn waxa u leyahay 5 goal iyo hal caawin.

Arda guler asna wa saxir kale oo garonka ku jira balse ciyarta waxa macanki ka dilaya garsoraha oo goaano qaldan qadanaya, waxa u bixiyay card aan la aqon sababtisa var inu eegana waa diiday, ogog labada difac aad ayay isugu dhawayen wanay sinayen, ani ahan wa card an sharci ahayn.

Lakiin casanki waxba k**a badalin mana joojin werarka koxda real Madrid oo caadi uso labatay cabsideedi tuchumeni waaba bir cadiya daganaan ayuuba la imaday, haka reebin militaw waa isbadalay runtii....se more..

Photos from Dunida kubada cagta's post 13/09/2025

Hf 1-0

Ala muxuu goal ahaa subamendi special goal alabtan la dhaha ,Maduke wa so socdaa Lee, dhulka wuu si jabsanaya uun goysmo ayu nafta uga qaaday iyo cros aanan h**e uga baranin difacyada kaso horjeeda.

Lkn isse was dhankax sanyahay martaneli aba dhamayo gorgoris waday, lkn goal ma gafihi wayna ee Gyokeres maxa helay janisyada maba akhrin karo meshay kuso dhacayan.

Waba fuusto caadya wuu is dawanaya un.........

31/08/2025

Kulanka Barcelona dhelayso qolada varta jogta buskud ayay iska cunayan rigoore Ben ahna walaga dhigay ciyarta xata in var la ado wa diday dadki dhahay var so firina hurudbu ka dharjiyay, kubadi Spain wa galbatay......

Photos from Dunida kubada cagta's post 24/08/2025

FT 1-1

United waa uun United wax kasta kena, halmalina bandhig waliya la samayna buuq kan ku xigana meshoodi kulabanayan, macalinka marki ciyartoyduu rabay lo kenay fulaynimo ayuuba kenay.

Anago Africa joogna ayaa aragna halka laga hayso koxda inay tahay dhexda see Bruno iyo mount dhex ugu aamine, ma aragtid miya dhig joojin inad rabtid oo kubada maamulkeda heshid, maino keen hadaba casamero saraysid.

Fulham iyaga bareejo ku faraxsana moye ila 3 goal waa dhalin kareen wayo dhexda dhan wa baneeyay cunha iyo mpumona kubadaba ma so racanayan.

Shaxdi ayuba badalay kute 5,3,2 difaac se ugale badalkaga ayaba werar ahaye mise, isku soo wada duubo sesko xaalad xuna la keenay kubadna maso gadhin malahan wax aan ka sheego.

Lkn wa in koxdu doonata khad dhexe haday saan inay iska badalan rabaan, kox wayna la burbursana yaryarka ka adeeganoyo hhhh

24/08/2025

Ht 0-0

United 100m hayska qadato Bruno bos k**a helayo shaxda macalinkan wayo ninkan waa magic kaliya marku dhelayo lanbar tobanka saxda ah.

Waxan qariyo mahaye cunista rigoorada kadib United way khal khashay, Taynuilt naqanay ayana so labatay mpumo manta sax ma aha ila amad Bruno from xun ayuu so ban dhigay....

24/08/2025

Shaxdan kuma qancin kan hada saan mu wax ku raba, ok hadabada sesko la cabsanaysid zirkzee away bila lanbar sagalka waxi arsenal kulankeedi haystay wan ogayn.

Sanduuqa cid soo galaysa malahan hada wa wada kubad sameeya yaal dhaman werarku cunha, mount ,Bruno, mpumo, ila amad, yaa dhalinaya waye fursadahas, macalinkan asaba ciyartoyda dhibaato ugu filan....

23/08/2025

Arsenal dhawac aya galay horana waxa usii baxay havarts iyo white oo mudo garomada ka maqnanaya, kudarso kulanka xigana waa Liverpool iyo garoonka anfild

23/08/2025

FT 2-3

What a comeback dubuurtuba Rashford ayay ahayd malaha sidaadi losaray waxa yimaday isfahan iyo masajays dhanka baska ah yaryarkina walo kala baxay, meel xun ayay mucaradka marada uga rideen cida ...

23/08/2025

Fadeexadi galabta ee City kadib sadexdan kulanba ugu xiga imisay badin kartabay kula tahay?

23/08/2025

Ht 2-0

Maxa qaldan yamal dalan, rashy oo tarabun camal wax u dawanaya, cubarsi khalkhalsan baldi aan waxba kala ogayn koox heerka hose ka timi saan haku tunto waliba laba janiso kaleera cuneen ceeb wayna.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Hargeisa