Safari fitness center

Safari fitness center

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Safari fitness center, Gym/Physical Fitness Center, goolada hoose jigjigayar, Hargeisa.

A place to build strength, discipline, and a healthier lifestyle
Modern equipment β€’ Clean environment β€’ Expert guidance
πŸ“ Located in Hargeisa, Somaliland
πŸ“ž +252 570009

02/09/2026

Safari Fitness waxay idinla socodsiinaysaa in barkadda dabaashu ay hadda ku jirto dayactir iyo hagaajin si aan idiinku soo celinno adeeg ka wanaagsan, nadiif ah oo tayo sare leh.

Waxaan idiinka mahadcelinaynaa dulqaadkiinna iyo fahamkiinna inta ay shaqadu socoto.

Goolada Hoose, Jigjigayar, Hargeisa
πŸ“ž 570009 / 573333

02/09/2026

Nafaqada saxda ahi waa qayb ka mid ah natiijadaada!

Ka hel Safari Fitness Center Proteins, supplements iyo shakes kaa caawinaya inaad si fiican u samayso jimicsigaaga iyo yoolalkaaga fitness-ka.

πŸ“ Goolada Hoose, Jigjigayar, Hargeisa
πŸ“ž 570009 / 573333

26/08/2026

Coach Arafat showing the power of consistency, discipline, and hard
work at Safari Fitness Center.

πŸ“ Goolada Hoose, Jigjigayar, Hargeisa
πŸ“ž 570009 / 573333

19/08/2026

CARDIO CHALLENGE
Jimicsigu ma aha oo keliya inaad dhididdo waa inaad maalin kasta ka xoog badnaato naftaadii shalay.

πŸ“· Goolada Hoose, Jigjigayar, Hargeisa
πŸ“· 570009 / 573333

17/08/2026

SAFARI FITNESS CENTER β€” WHERE HARGEISA GETS STRONGER! πŸ’ͺ

πŸ‹οΈ Train at Safari Fitness Center
πŸ“ Goolada Hoose, Jigjigayar, Hargeisa
πŸ“ž 570009 / 573333

Choose Safari Fitness Center. Choose a stronger you. JOIN NOW!

16/08/2026

Train with Safari Fitness and achieve the physique, health, and
strength that help you reach your goals.

Start today Become your strongest self.
πŸ“ Goolada Hoose, Jigjigayar, Hargeisa
πŸ“ž 570009 / 573333

13/08/2026

A teacher shows you exercises that help you build your body correctly, while also increasing your strength and endurance.

πŸ“ Goolada Hoose, Jigjigayar, Hargeisa
πŸ“ž 570009 / 573333

04/08/2026

WELCOME TO SAFARI GYM .
Every rep builds strength. Every drop of sweat brings you closer to your goals. At Safari Fitness Center, we provide the equipment, motivation, and environment you need to become your strongest self.

πŸ“ Goolada Hoose, Jigjigayar, Hargeisa
πŸ“ž 570009 / 573333

19/07/2026

Hambalyo Dufcaddii 4-aad ee Safari Swimming Academy! πŸ₯³
Waxaan si diiran ugu hambalyeynaynaa dhammaan ardayda iyo dhalinyarada guusha weyn ka gaadhay dhammaystirka tababarkooda dabbaasha ee Dufcaddii 4-aad.

Munaasabadda oo si heersare ah loo soo agaasimay, waxaa ka soo qayb-galay maamulka akadeemiyada, culumo, odayaal, iyo waalidiin sharafta leh. Waxaa ardayda lagu guddoonsiiyay shahaadooyin muujinaya dadaalka iyo xirfadda ay barteen muddadii ay tababarka ku jireen.

πŸ“ Goolada Hoose, Jigjigayar, Hargeisa
πŸ“ž 570009 / 573333

Photos from Safari fitness center's post 19/07/2026

SAWIRO Dufcaddii 4-aad ee Safari Swimming Academy.

πŸ“ Goolada Hoose, Jigjigayar, Hargeisa
πŸ“ž 570009 / 573333

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Goolada Hoose Jigjigayar
Hargeisa
09172