Bashiir aadan

Bashiir aadan

Share

sports

15/04/2025

Half Time

13/04/2025

Man united 1 vs 4 Newcastle 😤

Photos from Bashiir aadan's post 13/04/2025

Liverpool hambalyo soodhahaa mucaradow kadib markay galabta badiyen Chelsea waalagu dhegay Tottenham waala garacay🤔

13/04/2025

Ancelotti ma fahmin sababta aan uciyarayno axada lakin waxan haysana inkabadan 72 sacadod oo ku nasankaro si anan ucaban karin🤔

Photos from Bashiir aadan's post 12/04/2025

Arsenal barajo kale ayay gashay tasi waxay kadhigantay inay liverpool ubahantay inay badiso 3 kul oo keliya si ay horyalka uqado🤔

Photos from Bashiir aadan's post 12/04/2025

Man city boska afraid ee champions league soogashay cawa ayado weli Chelsea ciyarin🤔

11/04/2025

Kadib heshiiska cusub ee maxamed salax ee labada sano ah halku kagadhi donaa liiska xidiga ugu golasha badan PREMIER LEAGUE labada sano🤔

11/04/2025

Maxamed salax ayaa koda liverpool u saxexay heshiis cusub oo labo sano ah ila 2027🔴

18/03/2025

Waxan nahay kuwaa ugu cadcad kugulaysiga champions leagues
Lacibka koxda Barcelona lamine Yamal ayaa warasi uu siyay sport ayaa uuu ku cadedyay inay koxdisa Barcelona uu uarko inay ugu cadcaday kugulaysiga champions leagues🤔

18/03/2025

Lamine Yamal ayaa noqday ciyar yahankii ugu horeyay ee kaso jeda xulka Spain oo soma bisha barakaysan ee ramadan🌙

Photos from Bashiir aadan's post 16/03/2025

Hambalyo hambalyo Newcastle waxay soo afjartay 70 sano oo kob laa aanah liverpool hadu kugu dumay dadka amahi😱

Photos from Bashiir aadan's post 16/03/2025

Waaa bilabmay finalkii 🤔

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Hargeisa