Waxbaa baalaha ka yaacay tuugii
Sawahili kungfu
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sawahili kungfu, Sports, street 1, Hargeisa.
SAWAHILI Kung fu waa School aad ka baran karto Ciyaaraha difaaca nafta sida oo kale
aad ku dhisi karto Jidhkaaga iyo Kalsoonida nafta waana iskuulka ugu balaadhan ee bixiya Xirfadaha nafta lagu badbaadiyo.
Kaalay ka xoraw maanta fulaynimada
Dhis caruurtaada kalsoonidooda iyo awoodooda
Dhis caruurta kalsonidooda, awoodooda iyo kartidooda.
Tababar Kickboxing oo si gaar ah loogu talagalay caruurta.
Macallimiin khibrad leh iyo jawi ammaan ah.
11/01/2026
Dhis caruurtaafa kalsoonidooda, awoodooda iyo kartidooda
Ilmahaaga dhis kalsoonidiisa ,caafimaadkiisa iyo jidhkiisa
Dad waawayn iyo caruurba
Kaalay bara difaaca nafta maanta si aad bari u badbaadiso naftaada
Kaalay baro difaaca nafta maanta
Si aad bari naftaad u difaaco uguna badbaadiso
04/10/2025
TikTok · sawahili kung fu academy Check out sawahili kung fu academy’s video.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa