Waalid, ha moogaanina Academy-ga Sports-ka Hablaha ee UBAX!
Gabdhaha daβdoodu tahay 6β12 sano, 13β20 sano, iyo 20+ sano way isdiiwaangelin karaan.
π Jigjiga Yar, agagaarka Hotel Laag Barko ama Sun Hotel.
π Call/WhatsApp: 0633383620
Ubah Inspire and Fitness center
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ubah Inspire and Fitness center, Sports & Recreation Venue, Near Laag barako Hotel and Makka mukarama jigjiga yar, Hargeysa.
01/09/2026
Ku soo dhawoow Xarunta Jimicsiga iyo Dhiirrigelinta Haweenka ee βUBAXβ πΈπͺ
Halkan waxaad ka heli kartaa adeegyo kala duwan oo loogu talagalay caafimaadka, jimicsiga iyo dhiirrigelinta haweenka.
Wixii faahfaahin ah, nagala soo xidhiidh lambarka ka muuqda shaashadda. π call ama WhatsApp 0633383620
UBAX β Caafimaad, Jimicsi iyo Dhiirrigelin.
Waa muuqaal guud oo ku saabsan munaasibaddii lagu soo bandhigay hibada iyo hal-abuurka dhalinyarada farshaxaniistayaasha iyo sawir-qaadayaasha, oo ay wada-hirgeliyeen UBAH Inspire iyo Fankeenna. Mashruuca waxaa maalgeliyay EU, iyadoo taageertay Plan International.
20/08/2026
Maanta waxa si guul ah u soo gabo-gaboobay barnaamij ay wada-hirgeliyeen UBAH Inspire iyo Fankeenna, kaasi oo lagu soobandhigay hibada iyo sheekooyinka ka dambeeya hal-abuurka dhalinyarada farshaxaniistayaasha iyo sawir-qaadayaasha ah.
Bandhiggan waxaa goob-joog ka ahaa madaxda wasaaradaha dalka iyo daneeyayaal caalami ah oo bogaadiyay dhalinyarada, iyadoo munaasibadduna muujisay muhiimadda uu farshaxanku u leeyahay
is-dhexgalka bulshada. Mashruucan waxa maalgeliyay Midowga Yurub (EU), waxaana taageeray Plan International.
Waxaan u mahadnaqaynaa dhalinyarada, taageerayaasha iyo dhammaan ka-qaybgalayaashii ka dhigay munaasibaddan mid guul ah.
Qabso Munaasabaddaada oo Dooro Xarunta UBAH!
Ma raadinaysaa meel casri ah, ammaan ah, oo u dhow haweenka iyo qoysaska? Xarunta Jimicsiga iyo Dhiirrigelinta Haweenka ee UBAH waxay kuu diyaarisay goob nadiif ah oo aad ku qabsataan:
π Xafladaha hablaha & munaasabadaha gaarka ah
π¨βπ©βπ§βπ¦ Kulamada qoysaska
π‘ Barnaamijyada dhiirrigelinta & madadaalada
π Goobta: Hargeisa, Jigjiga-yar (Agagaarka Hotel Laagbarako)
π Kala xiriir: 0633383620
16/08/2026
UBAH Inspire oo kaashanaysa Fankeenna ayaa toddobaadkii h**e daahfuray tartan xiiso leh oo ah Bandhigga Farshaxanka.
Tartankan wuxuu fursad gaar ah u yahay dhammaan ka-qaybgalayaasha inay ku muujiyaan hal-abuurkooda, fikradahooda, iyo hibadooda iyagoo adeegsanaya:
π¨ Farshaxanka
πΈ Sawir-qaadista
Waxaan si weyn u sugaynaa inaan aragno shaqooyinka quruxda badan iyo sheekooyinka xeeldheer ee ay farshaxaniintu soo bandhigi doonaan!
Barnaamijkan waxa tageerayay /Somaliland, waxana maalgelisay European Commission.
15/08/2026
Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada |
UBAH Inspire waxay magaalada Boorama ku qabatay barnaamij ay habluhu ku heleen fursad ay si xor ah ugu cabbiraan codkooda, fikirkooda iyo waayo-aragnimadooda.
Barnaamijku wuxuu diiradda saaray xoojinta codka hablaha, ka-qaybgalka dhallinyarada iyo kobcinta hoggaaminta jiilka cusub.
Waxaa taageeray Amref Health Africa.
13/08/2026
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeysa