Digaale Brokerage Service

Digaale Brokerage Service

Share

I am broker

05/12/2025

Adeegyada farsamo ee aad naga heli karto
Waxaa ka mid ah
1. Albaabada & Daaqadaha Muraayadda – Aluminium, Umbrella iyo PVC, oo
tayo sare leh.

2. Composite Panel Decoration & Double Glass Windows – Qurxinta gudaha
iyo dibadda oo casri ah.

3. Gypsum & PVC Decoration – Naqshado gaar ah oo soo jiidasho leh.

4. Glass Partition – Furaan muuqaalka gudaha, iftiin dabiici ah oo badan.

5. Steel Structure Warehouses & Hungers – Dhismo adag oo waara, ku
habboon ganacsigaaga.

6. Pergola & Car Shades – Ilaalinta baabuurta iyo meelaha furan qorraxda.

Wixii faahfaahin dheeraad ah nala soo xidhiidh si degdeg ah!
📍kala soo xidhiidh Numberka 252633925977

Photos from Digaale Brokerage Service's post 03/12/2025

kani waa gaadhi nadiif ah oo aan cilad lahayn , waana baabuur adag oo laagu bixi karo tuulooyinka illaa hawdka sare , injiinkiisu waa nadiif .✅️
wuxuu qabaa waa muraayada danbe oo jaban
*Qiimaha = 5,000$

Waxad nagal soo xidhiidhi kartaan Tel: 0633925977
Som: 0653925977

03/12/2025

*Kusoo dhawoow #
*. Digaale Brokerage Service – Baabuur, Guryo & Dhul oo lagu kalsoonaan karo.
*. Waxaan kuu helnaa qiimaha ugu fiican iyo xalka ugu degdegga badan.
*. Baabuur nadiif ah, guri raaxo leh, iyo dhul maalgashi — dhammaan hal meel.
*. Kalsooni, hufnaan, iyo adeeg xirfad leh ayaa na haga.
*. Digaale – halka hantidu bilaabato, mustaqbalkuna ku kobco.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in hargiesa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Hargiesa
Hargiesa
DXT1122