22/07/2025
Dhamaan laacibiinta S A I Academey waxa aan idiin rajynyaa mustaqbal ifaya iyo hamigiina oo rabi idiin fududeeyo, mustaqbalku cagihiina ayuu ku jiraa Dhalinyaro Insha allah guulo badan way inoo dhiman yihiin.
Siciid Axmed