26/05/2026
Eid Mubarak
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhamees, Sports, Hodan, Hodan.
26/05/2026
Eid Mubarak
20/05/2026
Guddoomiyaha Guddiga Garsoorka ee Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, Xasan Wiish Yabarow, ayaa maanta magaalada Bosaso ka furay koorsada horumarinta garsoorayaasha kubadda cagta.
Koorsadan oo socon doonta muddada u dhexeysa 20β24 May 2026, ayaa waxaa ka qeybgalaya 26 garsoore oo ka kala yimid qeybaha kala duwan, iyadoo diiradda lagu saarayo kor u qaadista aqoonta iyo tayada garsoorka.
Tababarka waxaa bixinaya macallimiin heer caalami ah oo kala ah Cali Maxamed Axmed iyo Xasan Wiish Yabarow, kuwaasi oo garsoorayaasha la wadaagaya khibrado iyo farsamooyin casri ah oo la xiriira garsoorka kubadda cagta.
Munaasabadda furitaanka waxaa sidoo kale ka qeybgalay Guddoomiyaha Ururka Kubadda Cagta Puntland, xubnaha guddigiisa fulinta iyo xoghayaha guud, kuwaasi oo dhammaantood garsoorayaasha ku dhiirrigeliyay inay si wanaagsan uga faaβiideystaan tababarkan muhiimka u ah horumarinta garsoorka Soomaaliyeed.
16/05/2026
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa maanta qado-sharaf iyo dhiirrigelin u sameeyay Gabdhaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17-jirada, kuwaas oo isku diyaarinaya tartanka CECAFA U-17 Womenβs Championship ee bisha June ka dhacaya dalka Tanzania.
Taliyaha ayaa sidoo kale guddoonsiiyay ciyaartooyda abaalmarin lacageed oo lagu xoojinayo niyaddooda iyo diyaar garowgooda tartanka.
Munaasabadda waxaa ka qeyb galay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dahabo Suusow, Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Cali Cabdi Maxamed, xubno ka tirsan guddiga fulinta iyo saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed ayaa uga mahadceliyay Taliyaha taageerada iyo dhiirrigelinta uu u muujiyay gabdhaha xulka qaranka, isagoo sheegay in tallaabadan ay sare u qaadayso kalsoonida iyo hamiga ciyaartooyda matalaya magaca Soomaaliya.
15/05/2026
Hambalyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15-ka May.
Thanks Maxamed Khadar Ibraahim Daahir
Pre-Order Now
https://forms.gle/V4PAL226Hh7t5jZp6
28/04/2026
Guul taariikhi ah! π
Waxaan Ku Guuleysanay Best Brand Sports of the Year
Waa natiijada dadaal, hal-abuurnimo, iyo kalsoonida macaamiisheena.
14/04/2026
ππππ’ππ’ππ₯ πππ«π¬ππ²
Pre-Order Now
https://forms.gle/V4PAL226Hh7t5jZp6
11/04/2026
ππππ’ππ’ππ₯ πππ«π¬ππ²
Pre-Order Now
https://forms.gle/V4PAL226Hh7t5jZp6
10/04/2026
Dhamees - Committed to quality, unity, and winning spirit.
Pre-Order Now
https://forms.gle/V4PAL226Hh7t5jZp6