23/04/2024
Bismilaah
Dhamaan kooxda saxafi sero c karin
Waxay u hambalyeynayaan gudomiyaha kooxda saxafi oo loo dortay gudomiyaha sports ka deg.karin
Waxaan leenahay hambalyo gudomiye ilaahay haku fududeeyo masuuliyadaa .
Media ha kooxda saxafi s c
Mahadsanidiin .