Xafiid Okacha

Xafiid Okacha

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xafiid Okacha, Sports Club, Kismayo.

03/11/2022

Ma Heli Karaa 1000 Qof Oo Subanaheena Mohamed SCW ﷺ Igula Salida

QOF Walboo Online Ah Ha Igula Saliyo Xabiibkeena Mohamed Scw

17/10/2022

Mahadsanid Mudane Madaxweyne.

Somali Somali baa leh.

17/10/2022

Wilshy Xildhiban Gobsan.

Walalaha Somaliyed waxan idinka codsana in aad pagekan follow iyo share ii dhahdan mahadsanid.

16/10/2022

Mahadsanid Waziir.

Photos from Xafiid Okacha's post 16/10/2022

Alhamduli Allah Allah SW ayeey Mahad OO idil usugnatay oo inuu surtagaliyay in aan Gulleysano.

Somaliweyn dhamman wan idin jeclahay garabkeyna ahada markasta insha Allah.

Runti aniga ahan ciyaraha waligay ayaan xiseyn jiray walibo in aan sidan oo kale ka mid Noqdo mid qarankisa oo ciyara Alhamduli Allah mantana way dhacday.

Sida sawiranta idinka muqatoo waxan ahay xafid ciyaro badan kaga qeyb galay magalada kismayo.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Kismayo