16/10/2025
Waalidku meel fog buu wax Ka arkaa halka caruurta ay racaan hawadooda iyo rabitaankooda
ku Soo dhawoow wll page kena
16/10/2025
Waalidku meel fog buu wax Ka arkaa halka caruurta ay racaan hawadooda iyo rabitaankooda
Halkaan ugu wac gabar aad Ku Dhihi laheyd
Tum hi ho follow me XᴀSᴀɴ CɪɪSᴇ ️CᴀLɪ
10/12/2023
I have reached 100 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉
sanadkee ayaad daawatay Filimkaan
follow me
XᴀSᴀɴ CɪɪSᴇ ️CᴀLɪ 👍
Xaliimo kuus is not easy
faarax iyo xaliimo argatiyaa Ka dhaxeeyao
♥️😅
30/05/2023
Kasoo qaad inaad noolaan karto 60 sano, maalinkasta oo noloshaada kamid ah waxaad seexataa 8 saacadood, hadii laysku geeyo wadarta wakhtiga aad hurdo ku qaadatay waa 20 sano oo kamid ah noloshaada waxaad shaqaysaa 8 saac maalinkata, hadii laysu geeyo wadarta wakhtiga aad shaqayso, waa 20 sano oo kamid noloshaada."
15 sano waxaad ahayd ciyaal ama ilmo yar
maalin kasta labo jeer ayaad u fadhiisataa cunto waxaadna ku qaadataa 30 daqiiqadood inaad wax cunto, hadii la xisaabiyo waa 3 sano
hadii laysu geeyo wadarta wakhtigaaga
waa sidan 20 hurdo + 20 shaqo+ 15 caruurnimo + 3 sano oo cunto qaadasho ah wadartu waa 58 sano cimrigaaga hadii laga jaro tirada waqtigan (60 sano) waxaa kuu baaqi noqon 2 sano."
Maxay noqon doontaa jawaab taadu marka aakhiro lagu waydiiyo maxaad ku soo qadatay waqtigaaga intii aad noolayd?????
Waxaan kuu hayaa xal dhow oo aad ku xalliso arintan kitaabka quraanka ahi waxaa uu ka kooban yabay 604 warqadood hadii aan u qaybinno 30 cisho ee bilwalba maalintii waxaa kugu hagaagaysa ama kugu so aadeysa 20 warqadood ama xaanshiyadood oo keliya maalintiiba, maalin kasta waxaad tukataa 5 salaadood hadii aad 20 bog uqaybiso salaad kasta waxaad aqrin kartaa 4 bog (20/5=4).
Hadii aad u dirto fariintan saxibadaa iyo faamili gaaga kadibna ay dhameeyaan akhriska quraanka bil walba miyaad qiyaasi kartaa ajarka aad ka heli kartid adigu markasta oo qof akhriyo waxaad helaysaa xasanaad iyadoo aan waxba laga dhimayn account gaaga aakhiro cajiib maxaad naftaada ugu samayn wayday fursad ganacsi oo faa iido leh xagga xasanaadka/ajarka iyo aakhiradaadaba inta aad murmeysid maalinwalba dood cidla ahna ku jirto maxaa dadka ugu tilmaami waydey
inay dhameeyaan quraanka bil walba
adiga oo naftaada ka bilaabaya.
Lawadaag walaalaha kale mahadsanid.
24/05/2023
Jordi Alba ayaa go’aansaday inuu si deg deg ah uga tago Barcelona kadib 11 sano oo uu ku sugnaa Blaugrana
Alba ayaa wadahadalo la yeeshay Barça maalmihii ugu dambeeyay maadaama uu ka tagi doono
Isbaanishka LB wuxuu ku jiray qandaraas ilaa Juun 2024 laakiin wuxuu ka tagi doonaa qayb ka mid ah mushaharkiisa si uu u tijaabiyo cutub cusub.
Kadib Sergio Busquets, Jordi Alba ayaa bixi doona dhawaan.