05/01/2025
Saadaali kullanka adag ee caawa u dhaxeeya labadda naadi ee Liverpool vs Man United.
Pagekan Waxaan Ugutalagalay Inalagu Falanqeeqo Ciyaaraha Markaas Dhacaya iyo tarikhaaha kooxaha
05/01/2025
Saadaali kullanka adag ee caawa u dhaxeeya labadda naadi ee Liverpool vs Man United.
05/01/2025
Saadaasheeyda kulanka weyn ee caawa.
Reer Man United warka isiiya, maxaa Fileysaan idinka ? Runta sheega, koley run sheegi meysaanee
Caawa Kooxdaan Wadno xanuun waaku dhacaa. Liverpool oo Anfield joogta waa Naar Naar
SADAASHII Falanqeeyaha wayn Idiris Alteeso
03/01/2025
Real gool lagu leeyahay ayu rigoore cunay kadib red card ayee qaateen hadana waa kan soo laabtay ee goolka bareejada caawiye goolki guushana dhaliye🔥
Jude Bellingham waa lama waaye marka u baahantahay, best midfielder in the worlddddd🔝🔥
Horyaalka hadi Madrid qaado ciyaartaan Bellingham lagu xasuusan doono: 3 dhibic muhiiim ah 🙌🙌
09/04/2024
Tababaraha Kooxda Sporting Listong Ruben Amorim Ayaa Lagu Wadaa Inuu Noqda Macalinka Bedeli Doona Klopp oo wada hadal usocda!!
Ma Noqon Doona Bedelkii Klopp Macalinkani??
13/09/2022
Saadaali kulanka xiisaha badan ee Bayern Munich iyo Barcelona oo ku guuleyso $50
Sharuudaha saadaasha fadlan Share dheh Postiga
Like Saar Postiga oo fallow dheh Pagkeena.
Universal sports Waxay kusaadaalisay Saan Bayern Munich 2_4 Barcelona
Just folllow Universal sports Hoyga Cayaaraha
FT
Napoli 4_1 Liverpool
Barcelona 5_1 Victoria plzen
Inter millan 0_2 Bayern Munich
Athletic madrid 1_0 Fc Porto
Tottenham 2_0 Marseille
Club brugge 1_0 Leverkusen
Frankfurt 0_3 sporting Cp
Ajax 4_ Rangers
Saan ayay kusoo dhamaadeen ciyaarihii Uefa champions leagega caawa ladheelay
07/09/2022
What is wrong !?
Kooxaha Napoli iyo Liverpool ayaa markii 3aad ku kulmaaya Group stage 5tii sano ee udanbeysay Iyada oo Kooxda itaalianka ah ay gurigeeda Kabadisay kooxda reds sanadihii 2018-2019(1_0) iyo 2019-2020(2_0)
Kooxda Napoli 5 kamida 6dii Game ee ay gurigeeda kula dheeshay koox ka aas aasay Cariga England premiere leage waa ay kabadisay
Halka koox ee gurigeeda ku garaacdey waa Kooxda Manchester city oo ku garaacdey 2_4 November 2017
Sidookale Liverpool ayaa iyana garaacdey 3dii kulan ee ugu danbeysay ay banaanka u aadey cariga Italia
Liverpool 6dii Game ee group stageka xili ciyaareedkii lasoo dhaafay waa ay wada badisay dhamaan waxaa ayna noqotay kooxdii Engiriiska ah ee taariikhda saas samaysay
Follow Hoyaga cayaaraha
07/09/2022
Chelsea ayaa Shaqada tababarnimo Ka Ceyrisay Thomas Tuchel