23/04/2024
Saadaali oo ku guuleyso $30.
ARSENAL 🆚 CHELSEA | PREMIER LEAGUE
Sharuuddaha:
1. Like saar page-ka.
2. Share dheh post-ga.
3. Saadaalintu waxay ku egtahay marka ay bilaabato ciyaarta.
F.G: Haddii aadan shuruudaha buuxin, qof buuxiya ee kaa dambeeyey ayaa abaal-marinta heli
21/12/2022
Maanta oo Kale Sadex Sano Kahor, Liverpool Ayaa Ku Guulaysatay Koobka FIFA Club World
16/12/2022
Waa kan Nidaamkii looga Maarmi lahaa Koobka Qaramada Aduunka!❓
Aan idiin dhax Galiyee kooxda ayaa kulan Saaxibtinimo La Ciyaari doonto kooxda AC Milan Maanta Saacada Bariga Africa Marka Ey Tahey 6:30 Maqribnimo Kasoco👉
❗Xidhiidhka kubadda cagta adduunka ee FIFA ayaa shaacisay in la ballaadhinayo Koobka Adduunka naadiyada dunida oo laga dhigi doono 32 kooxood, si la mid ah Koobka Adduunka ee xulalka, kaas oo loo qaabaynayo si ka duwan nidaamkii h**e looga bartay tartankaan
!❓Isbeddello badan ayay FIFA ku samayn doontaa Koobka Adduunka naadiyada, waxaana lagu soo kordhin doonaa 25 kooxood oo kale halka ay hadda kaliya ka qayb-galaan toddoba kooxood.oo kaliya.
!❓Madaxweynaha FIFA ee Gianni Infantino oo maanta la haadlayay saxaafadda ayaa daboolka ka qaaday in isbeddelka Koobka Adduunka naadiyada la hirgelin doono
Sannadka 2025, lagana guuri doono qaabkii h**e ay u iman jireen kooxaha ka qayb-gelaya oo ahaan jiray
naadiyada kusoo guuleysta Koobabka qaaradahooda,
Sida Champions League, Copa Libertadores, African Champions League iyo Asia Champions League.
ANi ahaan koobka kooxaha aduunka ayaa Xiisaha hada loo haayo Koobka qaramada aduunka Dhulka LA Gali Doono adi Maxey Kulatahay?
18/10/2021
Ciyaar wanaggiisa ayuu iska dawanaha R.carlos🤣