Guddoomiye Ku-xigeenka Ururka Kubada Cagta Jubbaland

Guddoomiye Ku-xigeenka Ururka Kubada Cagta Jubbaland

Share

Kusoo Dhawaada Bogga Guddoomiye Ku-Xigeenka ururka Kubada Cagta Jubbaland

Photos from Guddoomiye Ku-xigeenka Ururka Kubada Cagta Jubbaland's post 10/05/2023

Kismaayo 10-5-2023 Arbaco.

Ururka Kubada cagta jubbaland Ayaa saka magalada kismaayo Kuso dhaweeyay Qar kamid ah ciyartoyda Xulka Qaranka somalia UN-17 kuwaso kaso jeeda deganada jubbaland.

Sido kale so dhawaynta saka waxa kaso qaybgalay Kabtanki h**e ee xulka Jubbaland Fuad Nokia iyo Qar kamid ah bahda ciyaraha jubbaland.

Ururka ayaana so dhowayn diran u sameyay ciyartoyda weliba iyagoo ku dhiri geliyay in ay si wadan dadalkooda kubada cagta.

Ururka aya sidokle umahad celiyay ciyartoyda madama Ay Sabab unoqden in jubbaland kalin wayn ka qadatay xulka qaranka.

Ururka kubada cagta jubbaland aya weli wada in ay so saran Jiil Da,ayar ah kuwaas oo matala gobolka ilaa Xulka Qaranka.


Photos from Guddoomiye Ku-xigeenka Ururka Kubada Cagta Jubbaland's post 18/03/2023

Alhamdulilaah waxa shalay oo jimco ah si qurux badan kuso id laaday is aragii koobad ee horyaalka heerka 2aad ee jubbaland
Waxan halkaan ooga mahad celinaya xafiiska tartamada iyo farsamada iyo garsoorka oo shaqo qurux badan oo muuqata qabtay👏
Waxa hakad galay ciyaaraha heerka 2aad ayado fursad loo siinayo ciyaartoyda iyo bahda sportska jubbaland iney bisha barakeysan fadligeeda ka faaideystaan

06/03/2023

Hanbalyo hanbayo madaxweyne

FIFA oo u aqoonsatay madaxweynaha xiriirka kubada cagta somalia mudane ali shine

22/02/2023

Waxan hanbalyo u diraya madaxweyne ku xigeenka xiriirka kubada cagta somali

Wa guul uso hooyatay ururka kubada cagta jubbalan

Photos from Guddoomiye Ku-xigeenka Ururka Kubada Cagta Jubbaland's post 15/02/2023

Alxamdulilah.

Waxa Manta Si nabad ah Nogu dahfurmay Horyaalka Heerka 2aad Ee Jubbaland Waxana manta laciyaray kulanki 1aad ahna kulanka Furitaanka Ee Horyaalka Heerka 2aad.

Waxan halkan oga mahadcelinaya masulyinta Kala duwan Ee kaso Qayb gashay Dahfurka Horyaalka Heerka 2aad.

Sido kale waxan U mahadcelinaya Labada koxod Ee manta lagu daahfuray Horyaalka oo so bandhigay Ciyaar wanagsan

Hambalyo ayaan leyahay dhaman bahda kubada cagta jubbaland.

Hiig sigeena wa hor mar iyo shaqo wacan insha allah

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Kismayo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Waamo Stadium
Kismayo