05/06/2025
Bismillah
لبيك اللّهم لبيك
Gudomiye FANDHE oo manta ka mid ah malayinta musliminta tagan banka CARAFA, waxan lenahay hadanahay bahda MAJENGO TEAM Allah kaa aqbalo acmasha xajka adiga iyo dhaman musliminta halkaa joogo ducad ad inoo soo duceysana Allaha inoo aqbalo AMIIN AMIIN AMIIN 🤲🏽
19/05/2025
Knock knock ✊
Here we go 🚶🏽➡️
Officially macalin AANGOW is our new manager
Macalin AANGOW has comeback
Ku so dhawow teamkaga the legend ✌️💪🏼
Mohamud Mahad Artan Liban SaidAbdullahi Said HongoreAbdalla NemanjaAbu Bakar YareMohamed Haaji WarsameBin AminAbdi Rahman BeeshiAyuub FakadMadaja Sports24Khadar Osman HabiibAbdi Aziz Ali IsseShali Abdi Shali
30/04/2024
Full time
MAJENGO 3:1 QOLATEN
29/04/2024
Friendly match
MAJENGO FC vs QOLATEN FC
Waamo stadium 🏟️
23/04/2024
Inna lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Allaha u naxariisto jannadiisana haka waraabiyo adeer mahad cartan oo neyrobi ku geeriyooday waxaan halkaan ooga tacsiyeenanaa dhamaan qoyska reer cartan awil si qaasa wllkeen/sxpkeen Mohamud Mahad Artan qalbiga Allaha ku qaboojiyo sxp mcn
18/02/2024
Waxaa xalay dhacay kulan udhaxeeye maamulka sare ee kooxda kubada cagta Majengo Football Club kulanka waxa ka soo qeb galay xildhiban maxamuud warsame shiike iyo wasiir maxamed cumar iyo gudoomiye abadir bashe kulan oo darnaa qilaf soo kala dhax galay mamulka ayaa xalay si wada jir ah lo soo afjaray, sido kale xogta aan ka helnay kulanka ayaa sheegaysa in kooxda ka tashato siday u hormarin lahayeen kooxda hab dhismedka mustaqbalka.
05/02/2024
Congratulations Abu Bakar Yare 🎉🥳🎊 we proud of you simba 🙌🏽
Hambalyo BAKAR oo ku guuleystay gool dhallinta tartan maamul goboleedyada iyo
gobolka Banaadir 🎊
09/01/2024
Today we are happy for the victory of our state, , and without forgetting the legends of the Majengo football club meet in the city of Mombasa.
19/09/2023
Waxaa Halkaan Hanbalyo Aroos Uga Dirayna
Sxbkayna Marna Wilkayna ABDI JABBAR AHMED HASSAN iyo Dumashidayna MULKI ABDI MUSE 0o arooskooda
Kadhacay Magaalada kismaayo
Waxaa idin leenahay
"Isku Faraxsanadaa 0o Isku Waara, Ubad khayr Qaba Kala hela InshaAllah "
09/09/2023
Gudomiyaha oo howlo shaqo usoo aday dalka kenya
ayaa waxaa loo qabtay sagootin heer sare ah 📝
Shaqo wacan gudoomiye 🫡 Liban Said