17/02/2022
Bismilaaahi.
Sool champions jr ๐
Waxaa mahad Iska leh alle wayne Oo nagu guulyey guushi tariikhda lahayd Ee galabta
Sido Kle waxan u mahacelinaynaa tageerayasha,ciyaartoyda iyo mamulka kooxda Oo markasta Ku Garab tagan dhinac Kasta.
Wan dadalaynaa ilaa dhamaadka Calafkuna wa qoraal alle Oo Wanku qancayna.
Kaah Football club jr 3
Ilays Fottboll clup 1
We need to make a new history ๐
25/09/2021
Wada jooga ragga wuxu Ku baraa xasuus ay Tariikh ku Samaysteen
Kuwan ayaa Laf-Dhabar ka ahaa Kaah Football club jr inaY Ku gulaystaan hanashadi cupki
bar bilwga sanadki cusuba ama 12/2/2021
Abdilaahi mahamed Hussien (Kurtin)
ayaa ahaa Captanki Kooxda isago Hayey xilka Wakhtiyo Badan oo Dhabarka u ritay jiritaanka magacan
isago dhamaystirayey inu Daboolo danta kooxda isagoona soo saray jiilki uga Wacnaa Ee kooxda so mara
Abdilahi Mahamed Ali(jalaato)
ayaa ahaa shakhsigi Eebe Ka sakow gacnta u galiyey hanashadi tariikhda gashay,
isagoo waliba kooxdisa godka kala so bixi jiray
markay baahidiisu timaado inu dabaalo,
wuxu dhaliyey 6goal Isago noqday playerki 2aaD Ee goloshauga badan dhaliyey cupka ,
halka uu Saaxibki Ismail Ali Isamil u dhaliyey 7goal kabta abaal-marintana sas Ku qaday
Sakariye Mahamed Jama(Zaki Jabane)
isna wuxu ka mid aha laf-dhabarki Faro Ku tiriska ahaa Ee ay kooxdu haysatay isago daboolay Boosas badan waliba ahaa midka dadka dhiirigaliye una sacabtuma marku dufaacw tagan YahaY
Sakariye Marku tagan YahaY dacafaca danbe kooxdu Walwal isma arki jirin.
Sakariye ahmed Abdi (Zack Faras)
Ayaa aha macalinki iyo Maskaxdi Kooxda aY Ku naalonaysay
Sakariye wuxu Ka mid aha players kooxda so mara waliba kuwooda uga fiicnaa
Wakhtigana Uu ahaa macalin wakhtiigasa yimi Oo Kalsooni siin jiray ciyaartoydisa banaanka Ciyaarta iyo markay waajibka gudanayaanba.
Ali Mahamed Elmi (Ali Furre)
Ayaa ahaa machine buuxiyey boosaska ugu badan Ee kooxda
isago ahaa kan ugu fiican meeshu Ku ciyaarayaba mid Ka jibbo keena,isago ay tageerayaashu ugu magac dareen (white diamond)
Dhamaantiinba waxaad mudan tihiin sharaf ๐
๐โฝ๏ธ๐
๐
14/08/2021
Dhamaan Mamulka iyo Ciyaartoyda kooxda waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan
xidigii kooxda Kaah Football club jr
Ee Apdilaahi Mahamed Ali (Jalaato)
Oo Dufaacday research book Ee Jamacada Heerka 1aad
Hambalyo Hambalyo Waxaan Ku RajaYnaYna hormar iyo Mustaqbal Wanaagsan ๐
04/08/2021
Updirahman Yuuzuf Varah Keep Going ๐
Kooxda W/H/Maaliyadda G/Sool waxay Maalinba Mid kusharfi Doontaa Ciyaartoydeeda Page ka Kooxda Maanta waxaaa Kasoo Muuqday DHexdii uGu Fiicnayd Koobkii Sool CuP B Updirahman Yuuzuf Varah 10โฝโฝโฝ
27/07/2021
Wan idinku MahadcelinaYna dhamaantin maamul ila CiYaartoy dhiirigalintiina ๐
Fadlan nagala Mid Noqo asxaabta Ku xidhan Kooxda heerka 1aad ee Kooxda W/H/Maaliyadda G/Sool
Mhdznid ๐
Jiilkii Dahabka ahaa ee Kooxda W/H/Maaliyadda G/Sool
โค
12/05/2021
Eid Mubarak
โูู ุนุงู
ู ุงูุชู
ุจุฎูุฑโฅ๏ธโฅ๏ธ
Dhaman MaamuLka Iyo CiYaarYahanada Kooxda WaxaY HaLkan DhambaaL HambaLYo Ah Uga DiraYaan Umada Musliminta Ee Somaliyeed,
Gaar Ahaan TaageeraYaasha Kooxda,
Waxanu illahaY Uga BarYaYnaa In IllahaY Eida Eideeda Inagu GaadhziiYo Bash Bash Caafimad Iyo Nabad Qab
Dhamantiin Eid Mubarak
10/05/2021
AlHamdulilaaH
Mahadnaq aYeY U Sugnaatay Rabbi Swt Nagu So Gabagabeeyey Si Sharaf iyo Sumcad LeH Ramadan Cup,๐๐ฅ
Waxa Galabta Ka DhacdaY Garoonka Ismail mire Ee (Jayga),
Xafadladi Xidhaantka ramadan cup Ee Kooxda w/h/maalyada Ee (Kaahfc)
Kaaso Kaso QaYb Galeen masuliyiin iyo Mamulka Kala Duwan Ee Kooxda kaahfc
Taso LaGu Kala Gudoomay Shahaadoyin iyo abaal-marino khaasa Kuwaas aY mutaysteen Ciyaartoydu
Best player and goal soccer (Ali Mahrez)๐ฅ
Best defender (Sakariye Mohamed Jama)๐ฅ
Best midfielder (Mohamed Shaluqo)๐ฅ
Best Youngest player (dirgax)๐ฅ
Best older player (Quule x,galooo)๐ฅ
Waxan Dhanbaal Hambalyo udiraya kooxdi hanatay iyo Ti LaGa Hantayba, iyo Kooxihi Kaso QaYb Galay,
Badiyaaba wa Bahdeen๐
Sanadki guulaha 2021๐
08/05/2021
Bismilaahi raxmaaniraxiim
Waxan So Gaadhnay Dhamaadki Ramadan cup iyago ayey iskugu so bexeen
U-freash team Vs Hurre new sport
Isago Qabsoomi Doona Malinka Isniinta
ismail mire stadium
Kaso QaYb Gal Wanaagsan
21/04/2021
Ramadan Muparack.......
Dhamaan Kooxaha Ka QaYb Galaya Koopka Ramadan Cup Ee Kooxda KaaHfc Herer keda Kala Duwan Aya Janis U HelaY In Ciyaaran Sanadkan
Waxaan Ka QaYb GalaYa 8team O Kala ah
Sodaani Cosmatics Team
Smart Collega Team
Hurre new sports Team
Sahal construction company Team
Caweer Company Team
Al Naari Clinic pharmacy Team
U-Freaah Team
Sansom Business center team
Badiyaaba Wa Bahdeen๐
12/04/2021
โ๐ุจุณู
ุงููู ุงูุฑุญู
ู ุงูุฑุญูู
๐
Waxaan ugu bishaareynaya dhammaan ummada Islaamka ah dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan
Ilaahay khayrkeeda hana waafajiyo, Dhamaanten sannadkaan kiisa kalena alle ha inagu gaarsiiyo nabad qab , caafimaad iyo barwaaqo door
Insha allaH Dhawaan Waxan Qaban Doona
Koopki Ramadan Cup Ee Heerarka Kala Duwan E Kooxda W/h/maalyda (Kaahfc)
18/03/2021
Jumce Wanaagsan Dhamaantiunโฝ๏ธ๐