STG FC JR

STG FC JR

Share

fadlan Ilaali Xuquuqda Kooxda Iyo SharciYadeeda �

21/01/2021

BismilaaH......

Waxaanu Marka H**e Halka Ka SalameYnaa
Dhamaan TageeraYaasha Kooxda oo Sabab U NoqdeY
DhiirananTaYada Iyo DadaalkaYaga
La'aantoodana Anan Waxba Noqoneen

Caawa Ay Taariikhdu TahaY 21/January/2021

Markaanu AragnaY Baahida loo Qabo Tartanka Kooxaha heerka Labaad
Waxaanu Go'aan saneY
Anagoo Ku HadleYna Afka kooxda STG Fc Jr
Inaanu Si Rasmi Ah Uga Tanaasulnay
CUP_Ka kooxa Heerka 2aad Ee G/sool

Ka Dib Khaladaad Ay nagula kacdey Wasaarada Dhalinyarada Iyo ciYaaraha G/sool
Khaladaad Kaas oo aaneY Jirin Cid Haba Yaratee iska Xil_saartaY HadeY Noqoto Dhanka xidhiidhla kubada cagta G/sool iyo Gudida Khaladaadka iyo Anshax Marinta loo IdmaY

21/12/2020

BismilaaH

Ka Koox Ahaan Waanu Soo DhaweyneYnaa Isku Beeg Beega
Koobka Da'Yarta Gobolka SooL Oo ShalaY Si Rasmi Ah Ugu QabsoomaY
HooLka Garoonka (Apdi Bile Apdi )

Wa_bilaahi TowFiiq 👏

Photos from STG FC JR's post 02/08/2020

《MusTaFe Arap Qowdhan》

Ku dhawoow Masraxa RiYa
Ee STG Football Clup

Waxaad Timi Koox Aan La Kala LaheYn
Oo Siman DhipTa IYo DheeFtaBa

MarkaaNu AragneY XirFadaada Kupadeed
Markaanu AragneY Akhlaaqdada Kupadeed
Markaanu Arag Kalsoonida Aad Ku QabTo DhalinTa Kooxda Iyo maamulkeeda
Waxaanu Si Mug Iyo Miisaan LeH Kgu
Soo DhaweYneYna Kooxda Faca weYn Ee 《STG Fc》

Lama KaLa LaHa ee Waa Loo So Kala H**eYeY

Waxaanu RajeYneYnaa |>

Inaad NaLa Gaadho GuuLo Wax Ku Oola

STG Footbaal Clup 2020 👑⚽️🏅

Photos from STG FC JR's post 09/05/2020

Waxa cawa Oo TaariikhTu ay TahaY 10/maY/2020 maalinimo Axada lagu Soo DhaweeYeY masraxa riYada (east & west Ex Stg ) plaYer (Jama Updirizaq Jama) Oo Ku Magac Dheer (Jamac RooneY ) xidigan Oo Leh Xirfad Kupadeed ayaa Kooxdu Si Xornimo Leh ugala Soo WareegtaY dhigeeda (SooL Star Fc) xidigan Oo ka ciYaara Khadka Dhexe Ee L/10 Ayaa Dhamaan Kooxdu leedahaY
kusoo Dhawow Masraxa RiYada Ee STG Fc
waxaanu RajeYneYnaa Inaad NaLa Gaadho GuuLo MuhiiMa
io WakhTi Qurux Badan Oo Kasii Qurux Badan wakhTigii H**e

weLcome Welcome Welcome
(JaMa Updirizaq Jama) J.RooneY 10

17/02/2020
Photos from STG FC JR's post 17/02/2020

YuusuF Updiraq UpdilaHi (YuYu)

Waa PlaYer Ka TirsaN Kooxda Faca weyn STG fotball Club wa plaYer Ku xamaasha Lugta bidix kana Dheela khadka dhexe ee Lamparka (10)
RunTi Wa Xirfadle uu qaab ciYaareedkisu raali galiyey dhamaan Kooxda Faca wayn STG FC
Iyadoo dhawaan Kooxdu kala Soo WareegtaY dhigooda (HoTboYs) oo kala soo BaxdeY
Lacag Dhan ( 50,0000 kun oo shiling s/land )

(Qaab Nololeedkiisa) YuYu Waa shakhsi Ku dhashay G/sooL Kuna Soo Barbaaray g/sool
Gaar Ahaan Xaafada Bakaaraha
Wa Player soo maraY Kooxo BadaN Oo magalka Ah Sida ( dayax fc / sooL star Fc / hot boys fc/ ilays Fc )

(Guulaha uu uso hooYaY STG )
YUYU wa plaYer kooxdisa la GaadhaY Guulo BadaN Isago Kooxda U SaftaY 8 Kulan HalkaN uu 6 kulaN Uu GuuL la gaadhay
1 kulana Bar Baro La GalaY
1 kulana Laga badiyey

(Goolasha uu dhaliyey)
3 goals 2 teams
Banaadir Fc 2 goals
Golkhatumo 1 goals

YuYu waxanu ku rajeyneynaa GuuLo kale oo aad Kooxdaada La Gaadho

Wa bilaaHi Tawfiiq

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Bakaraha Street
Laascaanood